1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Alshabaab Oo Saddex Macallin Ku Dilay Gudaha Dalka Kenya Saddex macallin ayaa ku geeriyooda weerar ay Xarrakada Alshabaab ku qaadday deegaan lagu magacaabo Kamuthe oo u dhaw magaalada Garissa waxaana weerarku uu dhacay waaberigii hore ee saaka. Sarkaal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo Mareykanka Oo Ka Digay Hub Culus Oo Ku Dhacay Gacanta Alshabaab Hawlgalka AMISOM iyo taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ee iska-kaashada amniga Soomaaliya ayaa ka digay in Alshabaab heleen awood iyo hub culus oo ay ku-sii-wadaan weerarrada qasaaraha geysta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Warbaahinta Madaxabannaan oo Xafiiska Kheyre Ku Eedeysay Caburin Warbaahinta madaxabannaan ee ku sugan Galmudug oo si wadajir ah ugu qabtay shir jaraa’id magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheyre uu ku wado caburin. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxaha Ku Loolama Libya Oo Heshiis Saxiixaya Kooxaha ku loolama dalka Libya ayaa lagu wadaa in isniinta ay saxiixaan heshiis iyo xabad jiijin rasmi ah, wada hadalka waxaa uu ka socdaa caasimadda Ruushka ee Moscow . Kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya oo Koonfur Afrika Ka Dalbatay Dhexdhexaadinta Arrinta Biyo-xireenka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo axaddii kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaohosa ayaa ka dalbaday inuu dhexdhexaadin ka sameeyo muranka biyo xireenka ee u dhaxeeya dalal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Farsamada Galmudug oo Shaaciyey Saddex Xildhibaan Guddiga farsamada maamul dhisida dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyay magacyada ilaa 3 xildhibaan oo ka tirsan 6-da xildhibaan ee ka dhineyd baarlamaanka 2aad ee Galmudug. Halkan Ka Akhriso Magacyada:
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Muqdisho Ku Toogatay Taliye Ka Tirsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka. Taliyihii ciidamada sirdoonka ee magaalada ku taalla koofurta Soomaaliya ee Qoryooley ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho sabtidii sida uu xaqiijiyey sarkaal boliis ah. Maxamed Isxaq oo ah sarkaal boliis ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-Shabaab Oo Ugu Hanjabtay Mareykanka Inay Weerari Doonto Xarrakada Alshabaab ee saldhiggeedu yahay dalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay weerarro ku qaadi doonto xarumo Mareykanku ku leeyahay adduunka maalmo kaddib markii ay weerar qasaaro geystay oo aan la fileyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Cadaadis Ku Bilowday Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka, gaar ahaan dalalka iyo ururada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa muuqato in dulqaadkii ka dhammaaday iyaga oo saacadihii tagay qaaday tallaabooyin lagu cadaadinayo dowladda federaalka ah iyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Iran oo 3 Arrin Ka Balanqaaday Dhiggiisa Ukrain Xiriir dhanka telefanka ah ee dhexmaray madaxweynaha Ukrain Volodmyr Zelenky iyo dhiggiisa Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa ninka dambe waxaa uu balanqaaday 3 arrin oo muhiim ah. In Iiraan ay Ukrain…