1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Qaabuus oo Geeriyoodey iyo Magacaabis La Sameeyey Waxaa geeriyoodey Suldaanka Cummaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid isaga oo jiray 79 sano, waxaana la sheegayaa in qoyska isku raacay in la magacaabo Heysam Bin Dhaariq Ala Saciid inuu jagada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Farmaajo iyo Afwerki? Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho labo maalin ah ku jooga dalka Ereteriya ayaa waxaa uu saacadihii tagay la kulmay dhiggiisa Isaias Afwerki. Sida ay sheegeyso wakaaladda SONNA labada mas’uul waxaa ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iran oo Qiratay Ridista Diyaaradda Ukrine Dalka Iran ayaa bayaan uu soo saaray maanta waxaa uu qirtay inuu soo riday diyaaradda Ukrine Airlines taasi oo ay ku dhinteen ilaa 178 qof. Warka waxaa uu intaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Guddiga Farsamada oo Daabacay Liis Xildhibaanno Ah iyo Cabsi Jirta Guddiga farsamada ee Galmudug ayaa maanta daabacay magacyo ilaa 83 xildhibaan oo ka tirsan maamulka cusub. Magacaabistan ayaa imaaneysa iyada oo muran badan oo ka jiro: (1). Saxiixeyaashii Galmudug oo…
22 daqiiqo Sheeko:War Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Sharci Doorasho Heer Federal oo Laalan Hordhac:28da Disember 2019, 171 Xildhiban ee Golaha Shacbiga ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) waxay ansixiyeen Sharciga Doorasho Heer Federal oo laalan (dabran), waxaa diiday 5 Xildhiban, waxaana ka aamusay 2…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Heshiiska Amni ee Farmaajo iyo Afwerki Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa u safar la xiriira arrimaha amniga ugu baxay dalka Eritrea. Goobjoog News ayaa ogaatay in Farmaajo ujeedooyinka uu Asmaro u tagayo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Waxaan Difaacayaa Sharciga iyo Danaha Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo soo saaray qoraal cusub ayaa sheegay inuu difaacayo sharciga iyo danaha dowlad goboleedka. Xaaf waxaa uu ku eedeeyey Madaxda Dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Diiday Ansixinta Sharciga Batroolka iyo Midka Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo xalay ka hadlayey xaflad loogu dabaaldegayey sanad guurada doorashadiisa ayaa sheegay in maamulkiisu aanu qeyb ka aheyn anixinta ay labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iran oo Hawlgal Ka Fulisay Xeebta Soomaaliya Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dalka Iran, weliba qeybta ladagaalanka burcad badeedka ay hawlgal ay ka sameeyeen xeebta Soomaaliya ku badbaadiyeen ilaa 13 u dhashay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goordhow uu qarax ka dhacay bar kontorool uu ku taalo isgoyska Sayidka ee bartamaha Magaalada Muqdisho. Qof Goobjooge oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay inuu qaraxu ahaa gaari…