5 daqiiqo Sheeko:War SOOMAALIYA IYO MURANKA BIYO-XUREENKA WEBIGA NILE Waxaa meel muhiim ah soo gaaray wadahadalladii saddex geesoodka ahaa ee u dhaxeeyaa Suudaan, Masar iyo Itoobiya, kuwaasoo ku saabsan biyo-xireenka Afrika ugu weyn ee dariskeenna Itoobiya ka dhisayso Webiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 10 Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Goofgaduud, Bay Dagaal qaatay saacado badan oo Laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu saaka ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey bo Baidoa u jirta Qayaastii 30 km. Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Sheeganaya Jahawareer Ka Dhacay Golaha Shacabka ee BF Xalay fiidkii, waxaa xildhibaannada golaha shacabka u soo dhacay fariimo abuuray jahawareer iyo isku dhexyaac badan. Saddex fariin oo kala duwan ayaa u soo dhacday saacad gudaheeda, oo kala xambaarsan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah, oo kulmisa haldoorka Soomaalida meel walba oo ay joogaan, waxay markii saddexaad ku qabsoontay caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti, intii u dhaxeysay 15-19-kii December 2019.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saleebaan oo La Musuqay: Saxiixe Galmudug oo La Badalay iyo Murashax Arrinta Ku Lug Leh Nabaddoonno ka tirsan jufada reer Maxamed Cabdi oo ka tirsan beesha Saleebaan ee Galmudug, oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya musuq lagu sameeyey saxiixe ka tirsanaa odeyaashii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaliimo Yareey iyo Beesha Caalamka oo Ka Wada Hadlay Diyaar garowga Doorashada 2020-ka Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Deeq Bixiyayaasha Caalamka ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Muqdisho kulan xog is waydaarsi oo ku saabsan hawlaha la xariiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Xiratay Guddoomiyaha Xisbi Mucaarad Ah Waxaa isniintii magaalada Muqdisho gurigiisa lagala baxay oo ilaa hadda xiran Yuusuf Xasan Mursal oo ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee amniga iyo cadaaladda. Xisbiga oo ka mid ah asxaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta oo Dhibaato Ka Soo Gaartay Fatahaadda Webi Shabeelle Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhibaatada fatahaadda ay u geysatay qoysaska Soomaaliyeed gaar ahaan caruurta. Labadii bil ee la soo dhaafay, hey’adaha gargaarka waxaa ay sheegayaan in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Murusade oo La Musuqay: 4 Ka Mid Ah 6-dii Saxiixe Ee Galmudug oo La Badalay!! Goobjoog News ayaa ogaatay in beesha Murusade oo ka tirsan beelaha Galmudug aad loo musuqay liiska odeyaasheeda lana badalay saxiixayaashii dhisay Galmudug 2015-kii. Xogta ay Goobjoog News heshay waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Nabaddoon Ka Hadlaya Sida Ay Liiska Uga Saareen Wasiir Sabriye, Guddoomiyaha Dayniile iyo Hareeri Nabaddoon Cabdullahi Daahir Maxamed oo ka tirsan liiska saxiixayeyaasha Galmudug oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya in xoog looga saaray liiska saxiixayaasha Galmudug isaga oo ku eedeeyey…