4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Qaldan Wasaaradda Warfaafinta ee JF ee Soomaaliya? Warbaahintu waa isha ugu muhiimsan ee dadku ka ogaadaan dhacdooyinka hareerahooda iyo dunida inteeda kale, xiriir soke ayaa ka dhaxeeya saddex geesoodka (1). Weriyaha (2). Warka (3) Dhageystaha. Waa meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hal Milyan oo Buug Ayaan Diyaarinnay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka isaga ka hadlay arrimo badan oo manhajka, ardeyga iyo guud ahaan waxbarashada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo soo Dhoweeyey Heshiiska DF iyo Ahlu Sunna Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiska 20-ka xildhibaan ee ay gaareen dowladda federaalka ah iyo Ahlu sunna. Mareykanka ayaa qeyb weyn ka qaatay sidii heshiiska loo gaari lahaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-sunna: Beesha Caalamka Ayaa Ka Shaqeysay Heshiika 20-ka Xildhibaan Kooxda suufiyada ah ee Ahlu sunna ayaa qoraal ay ka soo saartay arrimaha heshiiska ay dowladda federaalka ah ee 20-ka xildhibaan ku sheegtay in isu soo dhowaanshiyaha ay ka dambeeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-sunna oo Loo Saxiixay in 20 Xildhibaan Ku Yeelato Galmudugta Cusub Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxda Ahlu sunna kula heshiisay in golaha wakiilada laga siiyo ilaa 20 xildhibaan. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha waxaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobdo Mooshin Looga Keenay Wasiir Maareeye Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa mooshin ka gudbiyey wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye iyada oo lagu eedeeyey in warbaahinta qaranka uu ka sameeyey eex…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Maareeye oo Golaha Shacabka u Hortagaya Su’aalo La Xiriira Siyaasadda Warbaahinta Qaranta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u yeeray wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareye inuu hor yimaado 15 Dec 2019. Wasiira ayaa su’aalo laga weydiin doonaa shaqada…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamul Xummida Wasiir Oomaar Oo Ay Halis Ugu Jiraan Diyaaradaha in Laga Mamnuucayo Duulimaadyada Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa maamul xummidiisa darteed waxaa halis ugu jira in dhammaan diyaaradaha ka shaqeeya Soomaaliya la geliyo liis caalami ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Barlamaanka Puntland oo Xubinnimadii Kala Noqday Dhoobo- Daareed Mudanayaasha golaha wakiillada dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta xubinnimadii xildhibaannimo kala noqday Cabdixakim Maxamed Axmed Dhoobo oo la sheegayo in eedeymo loo soo jeediyey. Fadhiga golaha oo ay soo xaadireen…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dhibaatooyin Baaxadweyn oo Haysta Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya Qoraal ka soo baxay guddiga adeegga difaaca diyaaradaha Soomaaliya, oo shalay loo qeybiyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa la soo gaarsiiyey Goobjoog News. Qoraalkan waxaa ku jira cabasho…