2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Somalia oo Ku Bixineysa €393,000 Difaaca Qaan Dhan €66 Milyan Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa heshiis kula gashay qareenno u dhashay dalka Holland lacag dhan €393,000 si uga difaacaan dacwada ay ku furtay shirkadda Atlantic Marine and Offshore Group…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Arrimo ay Tahay Iney Golaha Shacabka Weydiiyaan Wasiirrada Amniga, Duulista iyo Taliyaha Booliiska Maanta, waxaa golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ka soo hor muuqanaya wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow, wasiirka duulista Maxamed Oomaar iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Digay Muddo Kororsiga 2020 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay aragtida ay wadaan dad khubaro isku sheegaya laakin ka hadlaya waddo suurtagalineyso in la sammeeyo KORORSIIMMO xilliga hay’adaha dastuuriga qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka Ee BF oo Furaya Kiiska Dilkii Almaas Elman Warar naga soo gaaraya golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in loo yeeray labo wasiir oo xukuumadda federaalka ah ka tirsan si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka oo Arrimo Amniga La Xiriira ugu Yeeray Labo Wasiir Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu warramayaa inuu arabacadii u yeeray labo wasiir oo ka tirsan xukuumadda Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira amniga.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ducaale Islow oo Bilaabay Ololaha Doorashda 2020 Wasiirka amniga qaranka Maxamed Abuukar Islow ayaa maanta waxaa uu sheegay inuu kulan la qaatay dhalinyaro ka soo jeeda deegaankiisa. Wasiirka ayaa boggiisa Faceboogga ku soo qoray sidan “Waxaan kulan…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaad Ogtahay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Bisha November 2019 Ka Dhacay Ciyaaraha Soomaaliya Warbaahinta Goobjoog ayaa bishii 11-aad oo xariir ah kuu soo gudbinaysaa dhacdooyinka kala duwanaa ee laga diiwan geliyay guud ahaan ciyaaraha wadanka bishii November 2019. 01-Novermber 2019-Magalaada Laascaanood ee Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xusuus: 10 Sano iyo Qaraxii Shaamo Maanta waxaa 10 sano laga joogaa markii uu qarax ka dhacay Hotel Shaamo, waa markii ugu horeysay ee qarax noocaas ah uu ka dhaco dalka, laguna dilo mas’uuliyiin intaasi la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiga Himilo oo Xoghayihii Guud Ceyriyey iyo Jawaabta uu Ka Bixiyey Kulan ay isniintii isugu yimaadeen guddiga fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in xubinimadii iyo jagadii laga qaaday Xildhibaan Cabdixakiim Macalin Axmed oo ahaa Xoghayihii Guud ee Xisbiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gabar Ku Nool Wadanka UK Ayaa Kubbaddo Ku Wareejisay Dhallinyarada Ku Dheela Wadooyinka Wadooyinka magaalada Muqdisho waxaa kolkaad marto aad arkaysaa baahiyo badan ay qabaan dhallinyarada jecel xirfada kubbadda cagta,iyagoo ku dheelo wadooyinka halista ee degmooyinka Gobolka. Yaasmiin Cusmaan Maxamed Kastan oo ku…