4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaanno Golaha Shacabka Ah oo Meel Adag Ka Istaagay Faragelinta Xabashida ee Galmudug Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa si adag uga hadlay faragelinta xabashida ee arrimaha Galmudug iyada oo Villa Somalia ku eedeeyey adeegsiga awood shisheeye. Murashax Cabdiraxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Itoobiyaanka Oo Amniga La Wareegay iyo Villa Somalia oo Siyaasadda Ah Wararkii ugu dambeeyey ee ay Goobjoog News ka hesho magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shalay ay magaalada soo gaareen ciidamo Itoobiyaan oo xoojinaya qaar isla dalkaasi ah oo horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulafadii Villa Somalia: Eritrea Oo Qatar Ku Eedeysay Kicin Dadweyne iyo Kharbudaad Dalka Eritrea ayaa qoraal uu maanta oo khamiis ah soo saaray waxaa uu ku eedeeyey dalka Qatar in Dooxa ay dalkooda ka waddo kicin dadweyne iyo kharbudaad dhinac walbo ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Waan Fulinnay Heshiiskii 14-kii November Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dhankooda ay dhaqan geliyeen dhammaan qodobadii lagu heshiiyey 14-kii November ee sanadkan. Qoraalka waxaa lagu xusay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Baarlamaanka: Nidaamka matelaadda isu dheelitiran Waa La Diiday Ee Hala Hirgeliyo Nidaamka Aqlabiyadda ah Guddiga uu golaha shacabka BF u saaray sharciga doorashada ayaa la yimid model cusub oo doorasho iyaga oo meesha ka saaray hannaanka doorashada nidaamka matelaadda isu dheelitiran ee liiska xiran,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalaka ah oo Soo Bandhigi-doona Nooca Doorasho ee 2020-ka Maanta baarlamaanka ee Soomaaliya labadiisa aqal waxaa loo qeybinayaa waxka bedelka sharaciga doorashooyinka iyo warbixinta guddiga ee sharcigan. Waxaana markii ugu horeysay la ogaan-doonaa sida ay noqon doonto nidaamka doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hab-raaca Jadwalka Doorashada Galmudug Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November ilaa 9 December ay tahay xulista baarlamaanka, halka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa la dooran doono inta u dhaxeysa 17-23…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Ceyriyey Xeer Ilaaliyihii Guud Axmed Cali Daahir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, waxa uuna xil ka qaadis ku sameeyay Xeer…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha CECAFA oo soo saartay isku aadka koobka qaramada Ururka kubbadda cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa maanta soo saaray isku aadka koobka qaramada ee dalalka ku jira ururka CECAFA, iyadoo dalka DR Congo uu marti ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA oo Xildhibaan Qaran Ka Hor Istaagtay Safar Deegaan Doorasho Xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in saaka laga hor istaagay safar ay ku tagi laheyd Luuq Ganaane, Gedo oo ah deegaan…