1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka: Guddiga Joogtada oo Wasiir Islow iyo Hey’adaha Amniga Ballan Weyn u Qabtay Wararka naga soo gaaraya golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in saaka guddiga joogtada ee golaha ay la kulmeen hey’adaha amniga oo uu horkacayo wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Somaliland oo Markii 6-aad Muddo Kordhin Sameystay Baarlamaanka Somaliland ayaa markii 6-aad sameystay muddo kordhin iyaga oo iska indho tiray dhammaan baaqyada maxaliga iyo kuwa dowliga ah. Golaha guurtida ee Somaliland oo maanta fariistay ayaa cod aqbaliyad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Mahad Maykon Oo Loo Magacaabay Tababaraha Kooxda Heegan Maamulka kooxda Heegan ayaa xilkeeda tababarnimo u magacaabay laacibkoodii hore Mahad Maxamed Xaaji (Mahad Maykon) oo ka mid ahaa xidigihii soo maray naadigan ciidanka booliska Soomaaliyeed. Laacib Mahad ayaa Heegan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Arrimaha Looga Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Xisbiyada Siyaasadeed Subaxdii sabtida waxaa Villa Somalia kulan ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka. Kulanka oo baaqday khamiistii, waxaa furay agaasimaha madaxtooyada Dr. Nuur Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Madoobe oo u Duulay Kenya Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Madoobe ayaa lagu waramayaa in uu goordhow u duulay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan inuu halkaasi kula…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Xaliimo Yarey: Doorashada Qof iyo Codka Ah Waa Waajib Dastuuri Ah Guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim(Yarey) oo ka hadashay golaha ammaanka ayaa dowladda federaalka ah ugu baaqday iney u aragto doorasho qof iyo cod ah iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Goobjoog u Sheegay Shuruudo uu Ku Xiray La Kulanka Farmaajo Xisbiga Wadajir oo ka tirsan axsaabta qaran ee dalka ka jira ayaa qaadhacay kulan uu maanta ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo hordhigay shuruudo. Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Ajende La’aan La Kulmaya Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadeed Waxaa saaka 9:30 subaxnimo lagu wadaa inu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo kulan la qaato hoggaanka xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Sida ay Goobjoog News u sheegeen qaar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay dhallinyaro isugu jirta Dhakhaatiir iyo Ciyaartoo oo ka socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia, kuwaasi oo booqasho ku maraya magaalooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Ayaa Ku Guulaystay Koobka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 Kooxda ciidanka xoogga dalka ee Horseed Sports Club ayaa 3-2 kaga badisay dhigeeda Muqdisho City Club,iyagoo wada dheelay fiinalaha tartanka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 waana sanadkii labaad oo xariir ah ay…