2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta uu Dib ugu Dhacay Kulanka Farmaajo iyo Xisbiyada Qaran Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dib u dhacay kulan lagu waday in uu saaka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeesho dhammaan xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Ilo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daaru Tarbiya Oo Ku Guulaystay Tartanka Iskuulada Waxaa lasoo gaba-gabeeyay koobkii kubbadda cagta dhallinyarada ee sanadka 2019-ka, waxaana ku guuleysatay kooxda Daaru Tarbiya [DT]. Tartanka dhallinyarada ayaa la qabtaa sanad kasta tan iyo markii uu billowday sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Oo Qaahira Uga Qeyb Galaya Shir Looga Hadlayo Horumarinta Kubbadda Cagta Afrika. Gudoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya ahna xubin ka mida guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Farmaajo oo Berri La Kulmaya Xisbiyada Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri 10-ka subaxnimo la kulmo madaxda xisbiyada qaran ee dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan xibsiyada oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Almaas Elman oo Lagu Dilay Muqdisho Xoghayahii koowaad ee hore ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kana tirsan hey’adda Elman ee Almaas Elman ayaa goordhow lagu dilay gudaha Xalane. Ilaa hadda lama oga sababta dhabta ah laakin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Dhexmaray Ciidamo Ka wada Tirsan Dowladda Federaalka ah Ku dhowaad hal saac waxaa Ex-control ka socday dagaal u dhexeeya ciidanka asluubta iyo kuwa ilaalo u ah shirkadda dhiseysa laamiga xiriiriya Muqdisho iyo Afgooye. Dadka deegaanka ayaa Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Ka Hadashay Ajendaha Kulanka Madaxweyne Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Waxaa maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ka dhacaya kulan ay markii ugu horeysay si wadajir ah isugu imaanayaan mas’uuliyiinka ka tirsan madasha xisbiga qaran iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah oo Leh Kulanka Misaaniyadda 2020 Waxaa hadda isugu tagay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah kuwaas oo leh kulan lagu horkeenayo miisaaniyadda qaranka ee 2020-ka. Kulankan oo noociisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Xirtay Xarumo Cusub oo Xisbiga Waddani Ah Waxaa cirka isku sii shareeraya isku dhaca xisbiga siyaasiga ah ee Wadani iyo maamulka Somaliland oo socday todobaad. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada amniga ee taliyaha booliska Soomaaliland Janeraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Soo Baxay Baarista Dilka Taliyaha Nabad Sugidda Mudug? Ciidamada Ammaanka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xalay ilaa saala hawlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo kadib dil isla xalay magaalada loogu geystay taliyihii nabad sugidda…