1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laamaha Amniga Afgooye: Al-shabaab Kama Dambeyn Dilka Iskuduwaha Maaliyadda Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay soo qabanyaan ciddii ka dambeysay dil xalay magaalada Afgooye ee Shabeellada hoose loogu geystay Nuur Faarax Nuur (Nuur Xawaad) oo ahaa iskuwdaha maaliyadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Waa Sidee Xaaladda Kadib Xariga Siyaasiyiinta iyo Suxufiyiinta Somaliland waxaa 12-kii saac la soo dhaafay ka dhacay qalalaaso siyaasadeed kadib markii la xiray qaar ka tirsan siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ee Waddani iyo Telefiishanka Horn Cable Guddoomiyaha xisbiga Waddani…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Sanad Ka Dib Doorashadii Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Maxaa U Qabsoomay Sanad ayaa iminka la joogaa markii la doortay guddiga fulinta Xaririirka Kubbadda Cagta Soomaaliya 15 Novermber 2018 Cabdiqani Saciid Carab oo ah guddoomiyaha Xaririirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ayaa Goobjoog u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Melbourne Oo Sanaadkii Afaraad Dalka Imaanaysa Kooxda Jaaliya Soomaaliyeed ee Melboune ayaa sanadkii afaraad dalka u imaanaya ciyaaraha saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho,iyagoo sanadkii lasoo dhaafay 2018 booqashooyin ku maray Gobolka Banaadir,Jubaland iyo Koonfur Galbeed waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuwait: Dowladda Federaalka Ah Waa Iney Abuurtaa Xaalad Doorasho Ku Dhici Karto 2020 Kuwait ayaa la sheegayaa iney golaha ammaanka ee qaramada midoobey ka hor cadeysan iney muhiim tahay in la taageero madaxbannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya. Arrintan waxaa kulanka golaha ammaanka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka oo Kordhiyey Cunaqabateynta Huba, Kuna Daray Arrimo Cusub Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa jimcihii waxaa uu sanad horleh ku daray qaadista qeyb ka mid ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyada oo sanadkan lagu kordhiyey xayiraad la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Fahad Yaasiin Ku Arkey Madaxweyne Shariif? Waxaa xalay kulan gaar ah yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo taliyaha hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA Fahad Yaasiin. Kulankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland? Waxaa hadda magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socota doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulkaasi. Arrintan ayaa imaaneya kadib markii guddoomiyihii hore Dhoobo Direed shaqada laga diray 7-badii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Dalalka Dariska iyo Khaliijka Ayaan Ku Heynaa Xargo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ayaa sheegaya in dalalka dariska ay yihiin saamiley dano ka leh Soomaaliyeed, isla markaana ay adeegsadaan siyaasiyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Sheegay in Kheyre Ay sii Wada Jooji doonaan Sanadka Haray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay kulan gaar ah la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Kenya ayaa sheegay in 3-dii sano oo ay joogeen ka shaqeeyeen xasilooni siyaasadeed. Madaxweynaha oo…