2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Xaqiijisay In Ciidanka Kenya Ay Weerareen Shirkadda Hormuud Warbixin cusub oo ay soo-saareen baareyaasha gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in militeriga Kenya ay mas’uul ka yihiin 5 weerar oo loo geystay shirkad isgaarsiin oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dayacaadda Villa Somalia: Tirakoob Aan Ku Sameynay Safaaradaha Dibadda ee u Dummi raba Dayactir La’aan Kadib booqashadii ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee uu shalay ku tagay safaaradda Soomaalida ee Paris, markii uu indhihiisa ku soo arkay dayactir la’aan sanado badan ah iyo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Sheegtay iney Dileen Sarkaal Al-shabaab Ah Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka oo ka dhacday agagaarka Jilib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia oo Laaluush Ku Bixisay Ku Dhowaad Hal Mliyan oo Dollar, UN-ka Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in Villa Somalia ay laaluush ku bixisay in ka badan nus Milyan Dollar si ay u soo saarto murashaxiinta ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo u Hoydey Uhuru Kenyatta, Safar Ujeedo Badan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta la sheegayaa inuu magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ugu ambabaxay ka qeybgalka shir ujeedadiisu tahay in 2030-ka meel fiican laga gaaro qorshaha caafimaadka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Sheekh Shariif: Wallaahi Haddii aysan Joojin waan Bixineynaa, Mooryaanimmo ma Yeeleyno Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa madaxda dowladda federaalka ah ku eedeeyey in aaney dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Dalkan Shaqo Kama Socoto..ee Waa Edeb Darro, Dulmi iyo Been Guddoomiyaha Xisbiga UPD , xubinna ka ah madasha xisbiyada qaran, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay in madaxda dowladda federaalka ah ku mashquulaan, shaqana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wafdiga Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Degay Baladweyn, Kana Guuleystay Caqabado Jiray Diyaaradii ay la socdeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo xildhibaannada labad aqal ee baarlamaanka oo ka tirsanaa madasha xisbiyada qaran iyo qaar kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xaaladda Amni iyo Siyaasadeed ee Puntland Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka deggan kadib markii xalay isku dhaceen ciidamo ilaalo u ah baarlamaanka iyo kuwa madaxtooyada ah. Dagaal muddo socday oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka oo soo saartay Digniin ku aaddan fatahaado hor leh Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ku saabsan fatahaado kale oo ka dhaca Dalka. Digniintan ayay wasaaraddu shaacisay markii ay…