2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka DF oo Ka Been Sheegtay, Kuna Guuldareysatay Qorshaha Bixinta Shatiyada Wasaaradda Batroolka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay ugu soo gudbisay shacabka Soomaaliyeed qorshaha iyo waqtiyada ay wasaaraddaasi ugu talo gashay bixinta shatiyada xermooyinka shidaalka ku jira badda,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wiil Soomaali Ah Oo Ku Guulaystay Gool Dhallinta Horyaalka Heerka Afaraad Ee Wadanka Sweden Yoonis Cabdirashiid Egag wuxuu ka mid yahay naadiga Som United oo koox Soomaaliyed oo ka dhisan wadanka Sweden kana ciyaarta horyaalka afaraad ee Division 4,Yoonis Egag ayaa si weyn lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Villa Somalia oo Ciidamo Horleh Geysay iyo Ayax oo Dhibaato Ku Haya Wararkii ugu dambeeyey ee Galmudug waxaa ay sheegayaan in maanta magaalada Dhuusamareeb laga dejiyey ilaa 50 askari oo Haramcad ah kana tirsan booliiska Soomaaliya, lama oga waxa loo adeegsan doono, laakin…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bal Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha October 2019 Guud Ahaan Isboortiga Soomaaliya Goobjoog Sports ayaa kuu soo gudbinaysa guud ahaan dhacdooyinkii dhacay bisha October 2019 ciyaaraha Soomaaliya,iyadoo aan horay aqristiyaasheena sharafta badan ugu soo bandhigay bilooyinkii ka horeeyay. 01-October-2019-Madaxweynihii hore Soomaaliya mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kaxda: Askari Gabar Dhaawacay iyo Dibad-baxyo Socda Wararka ka imaanaya degmada Kaxda ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi askari ku dhaawacay gabar deegaanka ah. Askariga oo la sheegayo inuu ka tirsan yahay maamulka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daacishta Ku Sugan Soomaaliya oo Qoraal Ka soo saartay Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda Daacish garabka gudaha Soomaaliya ayaa beyca la galay hoggaamiyaha cusub ee kooxda Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi. Sawirro ay soo dhigeen Telegram iyaga oo 10-neeyo ah ayey beycadan ku dhaarteen iney…
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Tobankan Buug Bisha November 2019 “Haddii wax akhrintu tahay cuntada maskaxda, akhriso buuggaagta.” Marka aan jaamacadda joogo, weertaas waxaan u isticmaalaa in aan ku dhiirrigeliyo ardaydayda jecel akhrinta buugta si ay u sameeyaan horumar dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saddex Al-shabaab Ah oo Maxkamad Lasoo Taagay Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay si gaar u qaabilsanaayeen aasidda miinooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Sheekh: Al-shabaab Fursad Ayaa Ugu Jirta Qabsashada Dowladda Ee Matabaan iyo Guriceel Dowladda Soomaaliya ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyey waxaa ay Ahlu sunna ka qabsatay degmooyinka Matabaan(Hiiraan) iyo Guriceel(Galgaduud), arrintan oo khasaare nafeed ay ka dhalatay. Maxaa ka dhalan kara? Su’aashaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Federaalka Ah oo Ahlu-sunna Ka Qabsaday Guriceel iyo Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya dowlad goboleedka Galmudug ee bartamaha Soomaaliaya ayaa sheegaya in saaka ay ka jirto xaalad colaad kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah ay la wareegeen gacan…