1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2017 oo La Ansixiyey Xilli Xukuumadda Kheyre Ay Lacag Ku Maqan tahay Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta waxaa ay anisixiyeen xisaab xirka miisaaniyadda 2017. Codeynta dhacday waxaa ay u dhacday: 128-Xildhibaan oo golaha shacabka ah ayaa ogolaatay 8-Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Ka Dhacay Matabaan iyo Guriceel Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in saaka ay maleeshiyaadka Al-sunna isku dayeen iney hubka ka qaataan labo askari oo ka tirsan xoogga dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xariga Ka Jaray Xafiiska Naadiga Dowladda Hoose Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray xafiiska naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club kaas oo ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir. Furitaanka xafiiskan waxaa ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad: Wax Shaqo oo Golaha Shacabka Ka Socota Ma Leh Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka ayaa su’aal ka keenay sababta loo doortay xildhibaannada golaha shacabka isaga oo yiri “Ma shaqo ayaa naloo doortay mise in aan shirno”?…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xarakada Alshabaab Oo Ku Qaarajisay Laba Askari Gudaha Xabsi Ku Yaalla Dalka Kenya Xarrakada Alshabaab ee saldhiggeedu yahay dalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee shalay weerar ku qaadday saldhigga boliiska ee Dadajabula oo ku yaalla Koofurta magaalada Wajir ee dalka Kenya. Qof ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Maanta Labo Sharci Ansixiyey Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankooda waxaa ay ku ansixiyeen labo sharci oo aad muhiim u ah. Sharciga 1-aad waa Sharciga iibka Qaranka, codeyntii dhacday …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland: Dacwad Lagu soo oogay Xildhibaan Su’aalo Weydiiyey Madaxweyne Deni Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa maanta warqad uu u diray Baarlamaanka Puntland si xasaanadda looga qaado xildhibaan Cawil Xasan Daad, kaasoo sabtidii la soo dhaafay su’aalo adag weydiiyey madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Shariif oo Loo Doortay Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shir goordhow ay yeesheen madasha xisbiyada qaran, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya loogu doortay guddoomiyaha madasha. Arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Meyd Hor Leh oo La Helay Halka Macaawinadii Dowladda Aan Weli La Qeybin Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in saaka la helay meyd hor leh oo ka tirsanaa dadkii la la’aa. Ilaa hadda dadka la helay waa 7 meyd halka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii hore ee Maxaas oo Lagu Xukmay Xabsi Daa’in Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Soomaliya ayaa maanta xukun ku riday gudoomiyihii hore ee degmada Maxaas iyo xubno kale. Dhageysiga kiiska gudoomiyaha aya a muddooyinkii dambe wuxuu ka…