1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: 4 Meyd Ayaa La Helay Tiro La Egna Waa La La’yahay Wararka ugu dambeeyey ee aan ka helnay magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan ayaa sheegaya in la helay 4 meyd ah halka tiro intaasi la egna la la’yahay. Shariif Xasan Ganey…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kumuu Ahaa Ciyaaryahankii Ugu Horeeay Ee Qaatay Diinta Islaamka Kana Dheela Horyaalka Soomaaliya Tiro badan oo ciyaartooy ah kana soo jeeda wadamada qaarada Afrika ayaa sanadihii laga soo gudbay si weyn ugu soo muuqanayay safafka kooxaha kubbadda cagta,iyagoo kuwa qaar horomar kala gedisan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Doorkii Uu Kabtan Cabaas Kulahaa Hanashada Horyaalka Soomaaliya Kooxdiisa Dekedda Kooxda Dekedaha Football Club ayaa sanadkii saddexaad ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League waxaana sanadahaas door wanaagsan kulahaa kabtanka naadiga naadiga Cabaas Amiin Maxamed. Ciyaaryahan Cabaas Amiin Maxamed waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gargaar iyo Guddiga Gaaray Magaalada Baladweyn Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaartay diyaarad sidday gargaar banii’aadnimo. Diyaaradda oo ay saarnaayeen inta badan bustooyin iyo baco ayaa goor sii horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fatahaadda Webiga Jubba oo Khasaare Geystay Labadii todobaad ee ugu dambeysay waxaa soo fatahay webiga Jubba kaas oo mara deegaanno ka mid ah Gedo iyo Labada Jubba. Fatahaadda darteed qoysas badan ayaa ka barakacay gurihii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saaka iyo Baladweyn: Dad Go’doonsan iyo Odeyaal Ka Cabanaya Dowladda Federaalka Ah Weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa uu sheegayaa in biyihii Webiga Shabeelle ay weli ku socdaan xaafadaha magaalada. Waxaa jira meelo go’doonsan oo ka inta badan xaafadda Hawl-wadaag, Buundaweyn, Xaawo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-baxyo Maalintii 2aad Ka Socda Muqdisho Waxaa maalintii 2-aad ay dibad-baxyo lagu dalbanayo jidadka in la furo iyo arrimo kale ay ka socdaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Gaadiidleyda gaar ahaa kuwa BL-ka ayaa ka cabanaya jidadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xaafadaha Baladweyn oo Biyo Qariyeen, Hirshabelle iyo Villa Somalia oo Aamusan Wararka aan saaka ka heleyno magaalada Baladweyn ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qeybo horleh oo magaalada ah ay biyo qariyeen. Xaafadaha aadka u daran waxaa ka mid ah …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Marinnada Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan. Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharci Muhiim Ah Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey sharciga dakhliga guud ee qaranka. Ilaa 31 mudane oo ka tirsan senatorada ayaa ogolaaday sharciga sharciga dakhliga guud…