1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD. Workneh Gebeyehu waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiir Tarsan oo Xaqiiqda Ka Qariyey Shacabka Soomaaliyeed Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Tarsan ayaa qiray inuu safar ku yimid caasimadda Muqdisho Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Kenya Kyle McCarter, isaga oo hadalkiisa ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka Maanta waxaa kulan caadi yeelan doona xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Akhriso Agendaha: Akhrinta 1aad Axdiga ilalinta Hanti- Dhaqameedka Xiliyadda Colaada 2. Akhrinta 1aaad ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Farmaajo Waxaan u Sheegnay in uu Kiiska Badda Ka Qaado Maxkamadda Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Kenya Kyle McCarter ayaa sheegay in uu safar ku yimid caasimadda Muqdisho, kalana hadlay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo inuu dacwada badda ka soo celiyo maxkamadda…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Natiijada Baarista Goobjoog Ee Lacagta Taallooyinka Ee Barnaamijka Isxilqaan Innaga oo ka ambaqaadeyna kaalinta warfaafinta ee xoojinta iyo dhiirigelinta daahfurnaanta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda, Goobjoog News waxaa ay su’aalo ka keentay lacagahii taallooyinka iyo guud ahaan Barnaamijka Isxilqaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shir Madaxeedka Madasha Ruusha iyo Afrika oo Looga Hadlayo Al-shabaab Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo wareysi gaar ah oo shirkaasi ku saabsan siiyey wakaaladda TASS ee dalkaasi ayaa sheegay in halku-dhegga sanadkan ee shirkan noociisa ah uu yahay “ Nabadda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Horyimid Mamnuucidda Puntland ee Xafiisyada Wasiirrada Federaalka Ah Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in wasiirrada xukuumadda federaalka ah ay xafiisyo ka furtaan gudaha Puntland. Maamulka Puntland ayaa howsha ay wasiirrada wadaan ku tilmaantay sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Sababta Warbaahinta Looga Mamnuucay Tabinta Wararka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ayaa maanta cusbooneysiiyey kalfadhigooda 6aad, iyaga oo ku kulmay aqal cusub oo dalka Turkiga uga hirgeliyey gudaha Villa Somalia. Arrintan ayaa timid kadib markii uu furay madaxweynaha 9kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Ra’isul Wasaare Kheyre Ka Doonay Mareykanka? Ra’iisul Wasaaraha JF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Xusay Boqorro Soomaalida Laayey Kana Aaminsanaa Addoomo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay IGAD oo ka qeybgalay xaflad lagu furayey aqal ama beer la dhaho (Unity Park), oo lagu keydiyo…