1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Recep Erdogan: Soomaaliya Wey Ku Mahadsantahay Iney Nagu Taageertay Weerarrada Suuriya Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Erdogan oo goordhow ka hadlayey baarlamaanka dalkiisa ayaa u mahadceliyey dalal ay ku jirto Soomaaliya sida ay u taageereen weerarrada uu ka wado gudaha dalka Suuriya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Xuska October 14 oo Ka Socda Isgoyska Zoobe Waxaa hadda socota munaasabad lagu xusayo dadkii ku waxyeeloobey xasuuqii October 14, 2017-kii ka dhacay isgoyska Zoobe. Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen gobolka Banaadir waxaa khudbadi ka jeediyey mas’uuliyiin kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qatar oo Dalalka Carabta Ku Diiday in La Cambaareeyo Turkiga Dalalka Soomaaliya iyo Qatar ayaa sabtidii iska diiday bayaan ay dalalka carabta soo saareen oo ka dhan ah dalka Turkiga. Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay duqeyn ay Turkida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Shcabka Iyo Aqalka Sare Oo Kala Sixiixday Heshiis Wada-Shaqeyn Ah Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah(Golaha shacabka iyo aqalka sare) ayaa kala saxiixay heshiis taariikhi ah oo wada shaqeyn taaso oo soo afjareysa khilaaf socday sanad wax ka badan. Hadaba…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka Soomaaliyeed, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 65-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Kenyaan Ah oo Ka Qeybgalaya Caleemo Saarka Axmed Madoobe Aden Barre Ducaale oo ah hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga talada haya ee Jubilee iyo xildhibaanno kale oo dalka Kenaya ah ayaa goordhow soo saaray magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland. Wafdigan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Jiheynta Hawada Soomaaliya oo iyadiiba Jaho-wareersan Maamulka Duulista Hawada ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan duulimaadyada aadaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: $20 Milyan oo Deeq Ah Ayaan La Ogeyn Meel Ay Martay, Qeybta 1-aad Ilaa $20 Milyan oo ka timid deeq bixiyeyaasha caalamka ayaan lagu shubin xisaabta dowladda federaalka ah ku leedahay bangiga dhexe, sidaasi waxaa lagu sheegay warbixin uu talaadadii soo saaray hanti-dhowrka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Si Rasmi Ah Loo Furay Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Labada Gole ayaa Madaxweyne Farmaajo uu si wadajir ah maanta u furay, iyadoo ay ka qeyb galeen ra’isul wasaarihiisa Kheye, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare…
2 daqiiqo Sheeko:War Garoonka Diyaaradaha Baladweyn oo Xirmay, Akhriso Cidda Eedda Leh Waxaa xirmay garoonka diyaaradaha xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyn kadib markii ay roobab halkaasi ka da’een, waxaa kale oo la sheegayaa in ay jirto dayacaad xagga dayactirka ah, waxaana…