2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Heegan Oo Soo Bandhigtay Xidig Muhiim Ah Kooxda Heegan Sports Club ee ciidanka booliska ayaa bogeeda bulshada ku shaacisay in ay soo qaateen goolhayaha kooxda degmada Waaberi sanadkan u sahlay in ay usoo gudbaan fiinalaha tartanka kubbadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Mahad Xuseen Oo Dhameystay Waxbarashada Dugsiga Sare Ciyaaryahan kooxda Heegan iyo Xulka Qaraka Soomaaliya Mahad Xuseen Basey ayaa ka mid ahaa ardaydii sanadkan dhameystay wax barashada dugsiga sare,isagoo ka qalin jibay iskuulka Wiil Waal ee Gobolka Banaadir wuxuuna sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kheyrow Halkeed Ka Keentaa, Yaase Iska Leh Lacagaha Aad Bixiso? Ra’isul wasaaraha federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa todobaadkan waxaa lacag ugu deeqay dib u dhiska buundada Baardheere ee gobolka Gedo. Ma aha markii ugu horeysay ee ra’isul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Foundation oo Deeq Raashin Gaarsiisay 300 Boqol oo Qoys Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey ilaa 300 Boqol oo qoys, kuwaasi oo ah Qoysas dhowaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Bayaanka Dacwo Ka Dhan Laanta Fulinta oo Himilo u Gudbisay Maxkamadda Sare Xisbiga Himilo ayaa maanta waxaa uu dacwad ka dhan ka ah laanta fulinta u gudbiyey maxkamadda sare ee JF ee Soomaaliya. Bayaan Saxaafadda lala wadaagay ayaa lagu bilaabay”Sida aad la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guuleed iyo Shariifka oo Gaaray iyo Wufuud Kale oo La Filayo Wafdi ay horkacayaan madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Ujeedka safarka…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha September Ciyaaraha Soomaaliya 01-September 2019-Daa’uud Cabdullahi Tubaal oo ka tirsan kooxda Dekeddaha ayaa loo magacaabay macallinka kooxda kubbadda cagta Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna u aheyd markii ugu horeesay oo laacibkan loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICJ Oo Laga Yaabo Iney Mar Kale Dib u Dhigto Dhageysiga Dacwada Badda Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale si cad u diiday in dib loo dhigo codsi ay Kenya u gudbisay maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ kaas oo ah in dhageysiga dacwada badda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Oo Dhameystiran Waxaa goordhow la soo saaray war-murtiyeedka shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 2 maalin ah ka soconayey magaalada Muqdisho iyada oo la xusay in waxyaabo badan la qaban lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Madasha Xisbiyada Qaran Oo Maalintii 2-aad Galay Waxaa maalintii 2-aad galay shirka “Madasha xisiyada Qaran” ee ka socday magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya in ka badan 10 xisbi siyaasadeed. Madasha waxaa ay xisbiyada ku dhiseen hoggaan…