2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Falanqeeye Cabdullahi “Xariirka Kubbadda Cagta Waxa Ay Sameeyeen Is Badal Weyn” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ah ka mid ah gorfeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ay sameeyeen is badal weyn oo muuqda taasina oo ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mudavadi oo Aqalka Cad u Sheegay in Badda Ay Kenya Leedahay Haddii Soomaaliya La Siiyana Dhaceyso Xasilooni darri Guddoomiyaha xisbiga ANC ee Dalka Kenya Musalia Mudavadi ayaa sheegay in loo baahanyahay in beesha caalamka ay soo farageliso, xalna u hesho muranka xad badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shirka Iskaashiga caalamiga ah Oo La soo Gabagabeynayo Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 50 dal oo caalamka ah iyo hey’ado dowli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada Siyaasadda oo Muqdisho Looga Dhawaaqay Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay isbaheyi la magac baxay “Madsha xisiyada Qaran” oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 10 xisbi siyaasadeed. Madasha waxaa afhayeen u dooratay Cabdiladhif…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqtaar Cali Afgooye Oo Ku Biiray Kooxda Al Nasar Kooxda haysta koobka dalka Sacuudiga ee Al Nasar ayaa dhamaadka bisha August 2019 lasoo saxiixatay Muqtaar Cali Sheekh Cabdullahi (Muqtaar Afhooye),isagoo u saxiixay qandaraas uu kula joogayo mudo saddex sano…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Iskaashiga Oo Furmaya Xilli Soomaaliya Ku Guuldareysatay Heshiiskii Iskaashiga Cusub iyo Amniga Qaranka Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka furmaya Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 50 dal oo caalamka ah iyo hey’ado dowli ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mahad Salaad: KADAR OO DIBI DHAL! Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada (social media) haystay madaxii hore ee amniyaatka kooxda Al-Shabaab, Cabdiwaaxid Khaliif oo loo yaqaan Ciise Tarabuun oo dowlada Kenya sheegtay in uu dalkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab oo Qaraxyo Ku Weeraray Xerada Mareykanka Ee Balli-doogle Wararka naga soo gaaraya deegaanka Balli-doogle ee gobolka Shabeeladaha hoose ayaa sheega in goordhow ay Al-shabaab ku weerareen labo qarax. Deegaanka oo ah saldhig militari iyo xarun u ah Mareykanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Kenya oo Dalbaneysa Dib u Dhigista Dacwada Badda ilaa 6 Bilood Oo Kale Dowladda Kenya ayaa la sheegayaa iney qorsheyneyso dib ugu noqoshada maxkamadda cadliga adduuka ee ICJ si y helaan ilaa May sanadka dambe. Warkan oo ay Goobjoog News ka heshay mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dhismaha Cusub Ee Dahabshiil Oo Noqday Midka Ugu Quruxda badan Maamulka, Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya mudane Cabdi Casiis Lafta gareen iyo maamulaha Koonfurta iyo badhtamaha ee shirkadda Dahabshil Goup mudane Xassan Cabdi Cawad ayaa goobjoog ka ahaa axaddii…