2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Maamulka Lafta-gareen oo Bilaabay Ficillo Ka Dhan Ah Xuriyatul Qowlka Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Baydhabo ayaa sheegaya in maamulka madaxweyne Cabdi Casis Lafta-gareen uu bilaabay cadaadis iyo ficillo ka dhan xuriyatul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Qarax Lala Eegtay Kololnyo AMISOM Ah Wararka naga soo gaaraya agagaarka xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goordhow halkaasi qarax lagula eegtay kolonyo ciidamada AMISOM ah oo jidka marayey. Ciidamada AMISOM ee miinada lala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka Oo Sheegaya Iney Hoggaamiye Ka Dileen Al-shabaab Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee xalay Duqeyn ku dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Duqeyntan oo ay Ciidammadu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid “Xulka Dhallinyarada Waxaan U Dirnay Waayo Aragnimo” Xiriirka kubbadda cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Cecafa ayaa sanadkan markii ugu horeesay qabtay tartanka 15 Jirada Bariga iyo Bartamaha,iyadoo u jeedka ahaa in la horomariyo fursadano loo abuuro…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha DR.Maxamed Axmed “Kooxda Horseed Wax Badan Ayay Kasoo Bartay Tartanka Jamaacada Carabta” Kooxda ciidanka xoogga Soomaaliyeed ee Horseed ayaa sanadkan ka qeybgashay tartan Jaamacadda carabta waxaana Horseed ciyaaraha dibadda ugu danbeesay ka hor 2019 sanadii 1984 kooxda cawa maalin waxa ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Ballanqaaday inuu Gacan ka Geysanayo soo-nooleynta Boostada Soomaaliya Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka geystaan sidii loo soo nooleyn lahaa boostada dalkeena oo gebi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hooyo 80 Jir Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka ayaa sheegaya in saaka magaalada Muqdisho lagu dilay hooyo 80 jir oo ku ganacsan jirtay gudaha suuqa Bakaaraha oo ka tirsan xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho. Koox ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Ka Hadlay Arrimaha Safaaradda Ay Soomaalida Ka iibsatay Washington Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay xariga ka jaray safaaradda Soomaalida ka iibsatay caasimadda Mareykanka Washington. Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyeen wasiirkiisa arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahda Isboortiga Finland Oo Abaal Mariyay Xidigihii Qeybta Ka Ahaa Xulka Qaranka Soomaaliya Ee Ciyaaray Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Ciyaartooydii xulka qaranka iyo bahda isboortiga Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Finland ayaa kulan mahad celin u sameeyay xidigaha kala ah Axmed Saciid Axmed iyo Xuseen Maxamed Cabdi Kariim oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Dib u Dhigtay Calaama saarka Madoobe Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in dib loo dhigay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Lama sheegin waqtiga kale ee laga dhigay. Qoraalka…