1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Xogta Kulanka Soomaaliya & Koonfurta 20 Jirada Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika 2019 ku leh garoonka Njeru ee wadanka Uganda. Soomaaliya kulankii furitaanka ciyaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta oo Farmaajo Uga Guuleystay Shuruudo Ay Ku Jiraan Ajendaha Kiiska Badda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii u hoggaansamay ajendaha iyo cadaadiska dalka Kenaya ee ahaa in wada hadal kasta oo labada dhinac ah ay qeyb muhiim ah ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muranka Badda: Kenya oo Mar Kale Dalbatay in Dacwada Aan La Dhageysan November 4 Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa sanduuqa MPF ee bangiga adduunka. Lacagtan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD Oo Cambaareeyey Xayiraadda Madaxweyne Shariif Kuna Baaqay Shirweyne Degdeg ah Xisbiga Midowga Nabadd iyo Horumarka(UPD) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii lagu hor istaagay safarka madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyaga oo ka digay in hey’adaha qaranka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Shariif oo Ka Digay Sharci Darrida: Dadkan Kuligood Baasbaoor ayay Heystaan Berri waa Baxayaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta saxaafadda la hadlay 24 saac kadib markii laga celiyey safar uu ku aadi lahaa Kismaayo. Mudane Shariif Sheekh ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaar Ah Goobjoog: Kenya oo Maxkamadda ICJ u Gudbisay Codsi Kale oo Waqti Kordhin Ah Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeelaha Hoose: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Xoogga Dalka iyo Al-shabaab Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in saakay waabarigii la weeraray saldhig ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-saliini oo dhaca duleedka degmada Marka ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Wajahan Maamul Goboleedyada Muxuuse Yahay Qorshahooda Maamulka Kooxda Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa sheegay in ay safar shaqo ku bixindoonaan maamul Goboleedyada,iyagoo halkaa ku dhaleeya kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan gobolada wuxuuna hadafka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Abuukar “Waan Ku Faraxsanahay Soo Qaadashada Laacib Feysal Xaashi” Guddoomiyaha naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club Abuukar Maxamed Sheekh ayaa kooxdiisa kusoo dhaweeyay xidigihii kooxaha L.L.P Jeenyo iyo Dekeddaha Feysal Xasan Xaashi,isagoo sheegay in maamul ahaan ay ku faraxsanyihiin…