1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ka hor Safarkiisa UN-ka: Farmaajo oo Saxiixaya Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo 10 Bil u Xareysnaa Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda saxiixaya dhismaha gudiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa, kaas oo muddo 10 bil armaajada ugu jiray. Sharcigan ayuu golaha aqalka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’ado iyo Mas’uuliyiin Uga Digay Xukuumadda Kheyre Faragelinta Doorashada Galmudug Tan iyo markii uu soo baxay war murtiyeedkii shirka dib u heshiisiinta Galmudug, laguna xusay in dowladda la kali noqotay sameynta habraacyo iyo shuruudo adag oo loo maro soo xulista…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xariirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Madaxda Dowladda Ka Dalbaday In Kaalin Wanaagsan Ka Qaataan Horomarka Guulaha Xulka Xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa is badal weyn ku sameeyay shaxda xulka qaranka,isagoo safka xulka kusoo biiray tiro badan oo ciyaartooy ah kuwaas oo ku nool qurbaha,iyagoo kaashanaya ciyaaryahanada gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Diyaarinaya Sharciga Doorashada oo Ku sii-jeeda Garoowe Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Dowlad Goboleedka Puntland. Waa lugtii 2aad oo ay ugu baxayaan mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Khasaaraha Qaraxa uu Ka Badbaaday Xildhibaan Ka Tirsan BF Waxaa xalay qarax lala eegtay gaari uu lahaa Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow iyada oo halkaasi ka dhasheen dhimashada 3 ruux uu ku jiro darawalkiisa. Qaraxan oo Miino ahaa ayaa ka dhacay…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Sida Loo Diyaariyay Xulka Dhalinyarada Soomaaliya Madaxda xariirka kubbadda cagta kubbadda cagta Soomaaliya ayaa juhdi iyo waqti badan ku bixiyay dhisidda da’yarta xulkeena oo markii ugu horeesay ka qeyb galay ciyaaraha 15 Jirada Bariga iyo Bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Injineer Turki Ah Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Injineer u dhashay dalka Turkiga ayaa maanta lagu dhaawacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho. Injineerka Turkiga ayaa ka mid ah Injineero dhisaayay wadada isku xirta Muqdisho ilaa Afgooye, waxaana dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey oo Maanta Furmaya iyo Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda ilaa 193 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuwait oo Mamnuucday Dhuxusha Looga Qaadayo Soomaaliya Dalka Kuwait ayaa waxaa uu mamnuucay dhusha looga qaadi jiray Soomaaliya, sidaasi qoraal ka soo baxay wasaaradda ganacsiga ee dalkaasi. “Wasaaradda waxaa ay mamnuucday dhuxusha laga soo dhoofiyo Soomaaliya, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Farmaajo oo Soo Xiraya Shirka Beeleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Amniga magaalada ayaa la sheegayaa in la adkeeyey, ujeedka…