1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Daahfuray Shirka Maalgeshiga Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Deni ayaa maanta waxaa uu ka furay magaalada Garowe shirka maalgeshiga Puntland. Shirkan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Dhoobley oo Ka Sheeganaya Cunaqabateynta Dowladda Federaalka ee Duulimaadyada Shacabka ku dhaqan magaalada Dhoobley ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa dareen xun ka muujiyey saameynta ay ku reebtay cunaqabateynta dowladda federaalka ah ee dhanka duulimaadyada. Qofka ka tagaya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Loo Saaray Sharciga Doorashada Oo Ka Jawaabaya Inuu Jiro Waqti Kororsi 2020 Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo ifbaxay warar sheegaya in guddiga 15-ka ee golaha shacabka uu u saaray turxaan bixinta sharciga doorashada ay ku mashquuleen shaqo aan loo dirsan, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Lagu Dilay Waddada u Dhaxeysa Jowhar iyo Balcad Ilaa saddex mas’uul oo ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa lagu waramayaa in lagu dilay waddada u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad. Dadkan ayaa sida la sheegay u dhintay qarax miino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Filish oo Magacaabay Guddi Dib u Fura Jidadka Xiran ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa uu magacaabay guddi ka kooban 7 xubin, oo ka shaqeyn doono dib-u-furista waddooyinka xiran ee caasimadda Muqdisho. Guddigaan waxaa guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Ciidamada Wadaadka Mukhtaar Roobow oo Saddex Qeybood Loo Kala Qaadayo Waxaa maalmahan magaalada Xudur ku sugan ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, booqashada uu halkaasi ku tagay waxaa qeyb ka ah maareynta ilaa 800 oo isugu jira maleeshiyaadka ka amar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya oo ka socda Addis-ababa Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u qaabilsan hey’adda Lacagta Aduunka (IMF) waxaana laga wada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Wax Walbo Oo Ku Saaban Ciyaarta Adag Ee Soomaaliya Iyo Zimbabwe Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa kulanka labaad ee is reeb reebka koobka aduunka 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar magaalada Haraare kula ciyaaray xulka wadanka Zimbabawe. Kulankii hore oo ay labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Shuruudaha Ciidamada Mukhtaar Roobow Ay Ku Xireen Si Loo Qarameeyo Ujeedka safarka ra’isul wasaare Xasan Kheyre uu maanta ku tagayo Xudur waxaa ka mid ah in ciidamada waddaadka Mukhtaar Roobow la qarameeyo, oo lagu soo daro ciidamada xoogga dalka. Haddaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Safarka Maanta Ee Ra’isul Wasaare Kheyre Ku Tagayo Xudur Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bokool waxay muddo Ku dhow 10 Sanno ugu jirtay xarakada Al-shabaab, waxaana aad u adkaa nolosha aasaasiga ah sida waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga qeybihiisa kala…