2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Waqti Ku Bixinaya Horomarka Maamul Goboleedyada 10 bilood oo iminka laga jooga dib u doorashadii madaxada xariirka kubbadda cagta Soomaaliya waxaa is badal iyo hufnaan lagu sameeyay hanaanka shaqo,iyadoo la abuuray guddiyo kala duwan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Furitaanka Kheyre ee Garoonka Kubadda Cagta Baydhabo Inkasta oo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu bixiyey lacag dhan ilaa 150,000 Dollar oo lagu horumarinayo garoonka kubadda cagta ee Dr. Ayuub ee magaalada Baydhabo hadana intii lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Dhexmaray Taliska Qaybta 21aad iyo Hiil-walaal Kulankan oo ka Dhacey Gudaha Xarunta Batalyanka 5aad ee Ciidamada Hiil walaal ee Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn ayaa u dhexeeyay Saraakiisja Taliska Qaybta 21aad iyo Saraakiisha Ciidanka Jabuuti waxaana…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Dhacdooyinka Ugu Weynaa Bisha August Ciyaaraha Soomaaliya 01-August 2019-Kooxda Mogdishu City Clup ayaa saxaafada usoo bandhigtay dhowr xidig kuwaas oo kala ahaa ajaaniba iyo kuwa u dhashay dalka qeybna ka ah olalah 2019-2020. Xidiaha kusoo biiray waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalka Ah oo Laga Diiday in Ciidamo Aradan Ka Qaado Hiiraan Odeyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa dowladda federaalka ah ka diiday in ciidamo aradan, oo aaney dowladda siin dhar ciidan, tikniko iyo saanad ka daad-gureyso gobolka Hiiraan. Weriyaha Goobjoog News uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Ka Jawaabaya Dilkii Ka Dhacay Magaalada Kulan iminka uga socda Baydhabo odeyaasha dhaqanka ee Koonfur galbeed iyo ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ayaa la sheegayaa in looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin dil ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliiska oo 3 Maalin Hakiyey Shaqada Bixinta Warqada Dembi La’aanta Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa goordhow barteeda Facebooga ku sheegtay in la istaajiyey shaqada ka socotay CID ee la xiriirtay bixinta warqada dembi la’aanta.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Garaacday Zimbabwe Is Reeb Reebka Koobka Aduunka Xulalka Soomaaliya Iyo Zimbabwe ayaa lugta kowaad ee taranka i sreeb reebka koobka aduunyada 2022 ee ka dhacay wadanka Qatar ku ciyaarayay garoonka Al Hagi Hassan Guuleed ee dalka Jabuuti,iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dib u Heshiisiinta Hobyo Oo Maanta La soo Gabogabeynayo Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xirayaa shirka dib u heshiisiinta beelaha Habargidir ee muddada ka socday magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug, Galmudug. Shirka ayaa arbacadii lagu doortay…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 9 Xeelad Oo Kenyaanku Adeegsadeen Si Dib Loogu Dhigo Kiiska Muranka Badda!! Dowladda Kenya ayaa la timid xeelado kala duwan, oo lagu marin habaabinayo kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya iyaga oo geed dheer iyo mid gaaban u koray sidii dib…