1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Ku Saabsanaa Kulanka Ra’isul Wasaare Kheyre, Macalin Maxamuud iyo Sheekh Shaakir? Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo wasiirka 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Dowlad Goboleedka Galmudug? Dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socda dhaqdhaqaaq siyaasadeed, waxaa 24kii saac ee la soo dhaafay ka degay wufuud kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sida Soomaaliya ugu Diyaargarowday Dacwada Badda iyo Taariikhda Qareenada Matalaya Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya ayaa difaaci-doona dacwada badda ee Soomaaliya iyo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo La Kulmay Guddiga Shaqadiisa La Hakiyey Ee wajiga 2-aad ee dib-u-qaabeynta Ciidamada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa axaddii xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiga u xil saaran wajiga labaad ee dib-u-qaabeynta ciidamada qalabka sida. Guddiga oo 9 maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Jawaabtay Arrimaha Duulimaadyada iyo Doorashooyinka Shir degdeg ah oo xalay ay yeesheen golaha wasiirrada Jubbaland ayaa qoraal ka soo baxay lagu sheegay in aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin go’aankii ay dowlada federalka ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Filish Oo Ka Shaqo Bilaabay Fiisho Governo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiska dowladda hoose ee Xamar Fiisho Governo( Ufficio Governo ). Mr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Dowladda Soomaaliya u Diiday in Al-shabaab Lagu Daro Liiska Argigixisada? Tan iyo markii shalay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu diidmo ugu codeeyey qaraarkaasi oo lagu doonayay in kooxda Al-Shabaab loogu daro Liiska Argagixisada caalamiga ah ayaa waxaa jira su’aalo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Madoobe oo Xayiraadda Ka Qaaday Xukuumadda Kheyre Waxaa maanta magaalada Kismaayo, xarunta dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ka dhacay shir ay yeesheen golaha wasiirrada maamulkaasi, waxaana shir guddoominayey madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam. Shirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Jirta Liiska Dalalka Uu Mareykanku Ka Sheegay Hufnaan La’aanta Maaliyadeed 2019 Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, qeybteeda howlgallada dibadda ayaa soo saartay warbixinteeda la xiriirta “Hufnaanta Maaliyadeed ee Dalalka ee 2019”. Warbixintan waxaa lagu eegaa in dalalka ay ka soo baxeen ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah oo Ku Adkeysatay In Aaney Jabin Heshiiskii Ahlus Sunna Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka bixin qodob kamid ah 10-kii qodob…