1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Midowga Afrika Ka Diiday Codsi Ku Saabsan Dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga Afrika u qaabilsan arrimaha badaha iney soo hordhigaan kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya dalka Kenya. Muqdisho waxaa ay midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Dhallinyarada Soomaaliya Oo Garaacay Dhigooda Sudan xulka 15 Jirada dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ka gaaray dhigiisa Sudan kulan ciyaaareed ka tirsanaa tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee sanadkan ka dhacaya magaalada Asmara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed Madoobe, isaga oo madaxweyne sii ahaan-doona ilaa 2023-ka. Waxaa Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota. Doorashada waxaa goobjoog ka aha xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Heshay Ogolaashiyaha Afrika ee Kurisga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Codeyn goordhow dhacday, dalka Kenya ayaa ku soo baxay kursiga golaha ammaanka, waxaa ay ka adkaatay dalka Djibouti. Codeyn ka dhacday Addis Ababa, Ethiopia, Kenya waxaa ay heshay codad gaaraya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo La Balansan Al Rifaa Sports Club Kooxda Horseed ee ciidanka xogga dalka ayaa ciyaaraysa kulankii labaad ee tartanka Mohamed VI Champions 2019,iyadoo la balansan kooxda reer Baxreen ee Al-Riffa Sports Club. 18 Bishan ayuu tartanka ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Barbaro Ka Heshay Tartanka Kooxaha Qaarada Afrika Ee Caf Confderation Naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo sanadkan ka qeybgashay ciyaaraha Caf Confedration ayaa 30 sano ka dib kulankii ugu horeeyay barbaro la gashay kooxda reer Zanzibar ee Malindi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhiiri Geliy Isboorti Cali Jilacow Absuge Oo Dalka Kusoo Laabtay Ciyaartooydii xulka iyo kooxaha kala duwan ee dalka ayaa magaalada Muqdisho si weyn ugu soo dhaweeyay Cali Jilacow Absuge oo bahda ciyaaraha ku dhiiirigelin jiray is dhaxgalka bulshada,isagoo sidoo kale maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulista Duqa Muqdisho: Maxay Tahay in Looga Deydo London, Paris, New York ama Nairobi? Waxaa socdo dadaalo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku xulayo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Duqa Muqdisho waxaa uu hadda ku yimaadaa xulista madaxweynaha, laakin waxaa jirtay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Da’yarta Soomaaliya Oo Guul Dar Kala Kulmay Dhigiisa Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay garoonka Cisero Stadium ee magaalada smara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelay kulamadoodii 2-aad ee ciyaaraha 15jirada bariga iyo…