2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo Tababar Adag Ku Sameeysay Magaalada Casablanca Ee Dalka Morrocco Kooxda kaalinta 2-aad sanadkan ka gashay horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 ee Horseed ayaa sanadkan markii ugu horeesay ka qeybgalaysa ciyaaraha Jamaacada carabta oo lagu qabanayo magaalada Casablanca ee dalka Morrocco,xili…
2 daqiiqo Sheeko:War Siyaasad aan isla xisaabtan laheyn waa siyaasad qasaartey- Olole Golaha Degaanka ee Oslo 2019-2023 Waa xaqiiq in xaaladda reer Oslo aysan ahayn sidii ay ahayd 8dii sano ee la soo dhaafay. Horumar muuqda oo la taaban karo baa laga gaaray, haddey noqoto dhanka waxbarashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Dowladda Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland Waxaa muuqato in laamaha dowladda federaalka ah, gaar ahaan fulinta iyo sharci-dejinta ay ku kala qeybsan yihiin doorashada guddoonka baarlamaanka 2aad ee Jubbaland. Tan iyo markii shalay la doortay guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mudug: Dad Camaara Jooga oo Cabasho Ka Keenay Hawlgallada Danab Dad Camaara ku sugan oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa cabasho ka keenay hawlgallo ay saaka fuliyeen ciidamada xoogga dalka, qeybtooda Danab. Dadkan oo codsaday in magacooda la qariyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Kulanka U Dhaxeeya Xulalka Soomaaliya & Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ku balansan garoonka Asmara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelaya kulamadoodii 2-aad ee tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 oo sanadkan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shirka Istaraatiijiyadda Wacyigelinta Qaranka Ee Muqdisho Wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ah ayaa casuumaad u dirtay kuwa dowladaha xubnaha ka ah, ujeedka ayaa lagu sheegay shir wasiirrada warfaafinta ee dowladda federaalka ah iyo xubnaha ka ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogga Dalka Oo Hawlgal Ka Fuliyey Deegaanka Camaara Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa la sheegayaa in saaka hawlgal qorshaysan ay ka wadaan deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaas oo lagu qabtay dad la shaqaynayey Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddi Xaqiiqo Raadin Ah OO Warbixin Horudhac Ah Kasoo Saarey Dilal Ka Dhacay Baydhabo Guddiga xaqiiqo raadinta ee loo magacaabay dhacdadii 9-kii bishan ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee koonfur galbeed ayaa soo saaray warbixin horudhac ah. Qoraal kooban oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sidee Ayey u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland? Waxaa hadda soo gabagabowday doorashada guddoonka ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa loo doortay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo codadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland oo Doortay Guddoomiye Doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayey baarlamaanka maamulkaasi ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland…