1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xafladda Dhaarinta Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland Waxaa hadda si habsami leh magaalada Kismaayo uga socota xafladda dhaarinta baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Munaasabadda waxaa gobjoog ka ah xildhibaanno ka tirsan labada gole ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Ay Gool FM Ka Sameysay Nadaafadda iyo Islaamka Nolol caafimaad oo bad-qab leh waxay ka suurta geli kartaa deegaan nadiif ah oo la diyaariyay, taasna waxay ka suurtageli kartaa marka ay bulshadu garowsato nadaafadda deegaanka isla markaana u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Diyaar-garowga Doorashada Jubbaland oo Si Habsami Leh U Socota Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegaya in si habsami leh u socota diyaar-garowga doorashada lagu wado iney bishan ka dhaco magaalada xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isbitalkii Degmada Aw-dheegle oo muddo kadib dib loo furayo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo la hadlayay Shacabka ku nool deegaannadi dhawaan laga qabsaday Al-shabaab ayaa sheegay in maamulku uu deegaannadaas gaarsiin doonno adeegyada bulshada. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dastuurka Itoobiya iyo Qodob Meel Uga Dhacaya Qaranimmada Soomaaliya Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Dacayaad Xujeyda Wasiir kuxigeenka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah Shirkadihii daabulay Xujeyda Soomaalida inay si qaldan u maamuleen adeegyadii lagama…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheeko Gaaban (Radio Drama) Waxaan halkaan ka dhageysan kartaa sheeko tixane ah oo ka hadlaya iskaashiga dowladda iyo dadweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Fariin Dadweyne (PSA) Halkaan Waxaa ka dhageysan kartaa fariimo dadweyne oo bulshada loogu tala galay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid “Guul Iyo Guul Daro Hala Taageero Kooxaha Kubbadda Cagta Dalka” Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay dib ugu soo noqoshada ciyaaraha qaarada Afrika ay qaadatay mudo dheer,balse howshan ay door wanaagsan ka ciyaareen madaxda naadiyada kubbadda…