1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Degmada Owdheegle, Shabeellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Owdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan DANAB ay goordhow si buuxda ula wareegeen degmadaasi. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogta Goobjoog: Maxaa Loo Istaajiyey Wejiga 2-aad ee Dib-u-habaynta Ciidamada Xoogga Dalka? Waxaa la istaajiyey wejiga 2aad ee qorshaha dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kaas uu ra’isul wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre daahfuray 24-kii bishii June 2019-kii. Hawsha oo bil socotay,…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha Luuliya 2019 Goobjoog Sports waxa ay aqristayaasheeda sharafta badan usoo gudbinaysaa dhacdooyinkii ee dhacay bisha July 2019,iyadoo aan horay idinla wadaagnay bilihii lasoo dhaafay waana tariikh ku cusub bahda ciyaaraha. 01-July 2019-Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Guddoomiye Mursal oo Ka Qeyb galaya Shirka Baarlamaanada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika halkaasi oo si weyn loogu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre iyo Galmudug: 12 Balanqaad Oo Reer Galmudug Ay Fulintooda Ka Sugayaan Ra’isul Waasaraha! Ra’isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Xasan Khayre ayaa todobaadkan ka soo laabtay safar uu muddo bil iyo 10 cisho ah ku joogay Galmudug. Mudane Kheyre intii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: 10 Shaqo Oo Ku Tusinaya In GMDQ Ay Doorasho Ku Qaban Karaan 16 Bil Gudaheed Guddida madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka ee u xilsaaran maamulida iyo maareynta doorashooyinka Soomaaliya ayaa diyaar u ah iney qabtaan doorasho qof iyo cod ah 16 bil gudaheed, hade waa doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux . Dhimashada dadkaasi oo ka dhacday degmada Oregon ee magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo uu ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Dhaqaalaha Soomaaliya Ma Jiri-doono Kobac, Xasan Sh. Ayaa Ka Dhaqaale Fiicnaa Farmaajo Hey’adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 boqolkiiba, waase haddii ay da’aan doorababka la filayo dhammaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Yariisow oo Marinnada Loo Xiray Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka socota dhaq-dhaqaaqa diyaar garowga aaska guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho marxuum Cabdiraxmaan Yariisow, kaas oo la filayo in la soo dejiyo saacadaha soo socda.…