3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 7 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbey Inuu Celiyo Dhalashada Mareykanka! Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu dib u celiyey dhalashada Mareykanka, halkaasi uu ku waayey xuquuqdii muwaadinnimada Mareykanka. Inkasta oo ay soo daahday waa tallaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Xirmay, Akhriso Waxqabadkooda? Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta galay fasax 2 bil ah, kadib markii uu xirmay kalfadhigii 5aad. Kulan ay xarunta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kulan Is Barasho La Qaatay Xulka Qaranka Da’yarta Madaxda xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay xidigaha xulka 15-jirada ee dhawaan ka qeyb galaya tartanka bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Macrifi oo Goobjoog Uga Waramay Shirka Dib u Heshiisiinta Hobyo, Ujeedka, Heerarka iyo Waxa Laga Filayo Suldaan Maxamed Cigale Hooley (Dr. Macrifi), oo ka tirsan guddiga farsamo ee shirka Hobyo iyo dhaqanka beesha Habargidir ayaa Goobjoog News uga waramay arrimaha shirka Hobyo, ujeedka laga lahaa, heerarkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Ciidamo Noocee Ah Ayaa La Wareegay Amniga Magaalada ? Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in amniga magaalada ay maanta la wareegeen ciidamo loogu talogalay sugidda amniga doorashada. Ciidamadan oo 100 askari ah ayaa waxaa hoggaaminaya Ismaaciil Saxardiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Loogu Caal-waayey Shirka Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado, ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya in odeyaasha dhaqanka ee Cadaado ay ka biyo-diideen soo-jeedinta guddiga ay dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug u magacawday dowladda federaalka ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid Carab “Kusoo Laabashada CAF Waa Astaan Muujinaysa Heerkeena Horomarka” 18 July 2019-guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta mudane Cabdiqani Saciid Carab ayaa noqday guddiga fulinta xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika ee CAf,iyadoo siyaabo kala duwan guushan ay u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Mareykanka Ah Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Dal Aan Aheyn Hanti-goosad ah, Kana Jirin Xuquuq Dastuuri Ah Rand Paul oo ah Senator ka tirsan Mareykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal aan aheyn hanti-goosad ah, oo aaney ka jirin xuquuq dastuuri ah isaga ka deyriyey xaaladda guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka 15 Jirada Iyo Iskuulka Daaru-Tarbiya Oo Wada Ciyaaray Kulan Saaxibtinimo Xulka da’yarta 15-jirada ayaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo la ciyaaray iskuuulka Daaru-Tarbiya oo kaalinta 2aad ee kala horeynta kaga jira tartanka iskuuulada ee Youth League 2019 wuuxuna kulanka ka dhacay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha ) Halkan Ka Akhriso: ID-Policy-Somali-cover-final-