2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Farxaan Duqow Oo Sanadkii 2-aad Gool Qurux Badan Ka Dhaliyay Uganda Laacibka kooxda kubbadda cagta Horseed Farxaan Maxamed Axmed (Farxaan Duqow) ayaa sanadkii 2-aad oo xariir ah good ka dhalinaya xulka qaranka Uganda,iyadoo arinta ay soo dhaweeyeen maamulka,macallimiinta,ciyaartooyda iyo taageerayaasha kooxdiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Natiij-Xulka Soomaaliya Oo Guul Daro Kala Kulmay Uganda Al Hajji Hussein Gouled Stadium ee dalka Jabuuti ayaa marti geliyay kulan ciyaareed xiiso badan uu u dhaxeeyay xulka dalkeena Soomaaliya iyo wadanka Uganda waxayna ciyaartan ka tirsaneyd tartanka African…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Tacsi uu Diray Ku Dhaleeceeyey Madaxweyne Farmaajo Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa maanta daabacday war ku saabsan tacsi uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo u diray dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis ayaa uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer-ilaalinta Jubbaland Oo Fariin u Dirtay Ciidamada Maamulkaasi Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qoraal amarro ah soo saartay, waxaanu u qornaa sidan:
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha SoomaaliyaI Iyo Uganda Oo Ciyaar Adag Yeelanaya Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa ciyaar xiiso badan la leh dhigiisa Wadanka Uganda waxayna labada dhinac wada dheelidoonaan tartanka CAF African Nations Championship 2019 (Chan). Wiilasha Xulkeena ayaa diyaar wanaagsan ku qaataay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Canshuur Ku soo Rogay Faceboog iyo Google iyo Trump oo Aflagaadeeyey Macron Dalka Faransiiska ayaa waxaa uu canshuur ku soo rogay shirkadaha tiknolojiyadda Mareykanka sida Facebook, Google iyo qaar kale, arrintaas uu ka carooday madaxweynaha Mareykanka Trump. Mr. Trump ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Africom Oo Hoggaan Cusub Yeelatay, Muxuuse Ka Yiri Soomaaliya? Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa waxaa uu yeeshay hoggaan cusub kadib markii uu madax ka noqday Gen. Stephen J. Townsend, waxaa uu badalay Gen. Thomas D. Waldhauser oo howlgab noqday kadib 43…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Hakisay Wada Shaqeynta iyo socodka Kala Dhaxeeya Xukuumada Federaalka ah Kulan maanta ay golaha wasiirrada Jubbaland ku yeesheen Kismaayo, uuna goobjoog ka ahaa madaxweynaha maamul goboleedka Axmed Madoobe ayaa la go’aamiyey in la hakiyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Tacsiyeysay Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Jubbaland, waxaana looga hadlay qaraxii Muqdisho iyo arrimaha amniga doorashada Jubbaland. Ugu horayn, Madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Tunis oo Geeriyooday Madaxtooyada Tunis ayaa goordhow sheegtay inuu geeriyooday madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id El-sibsi, waxaa uu ku geeriyooday da’da 93 jir-ka. Shalay ayey aheyd markii madaxweynaha loola cararay Isbitaal ku yaala caasimadda…