2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Iskugu Diyaarisay CAF Confederation Cup 2019 Kooxda kubbadda cagta Muqdisho City Club ayaa si heer sare iskugu diyaarisay ka qeyb galka tartanka kooxaha qaarada Afrikca ee CAF Confedration Cup 2019,iyagoo laba ciyaarooda la dheelaya naadiga Malindi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qatar Oo Iibsatay 25% Saamiga Shirkado Shidaal Ka Qoda Laamu, Xadka Soomaaliya Shirka Qatar Petroleum ayaa sheegtay in heshiis la gashay shirkada ENI iyo Total, si ay saammi 25% ugu yeelato sahminta saddex Baloog oo ku yaala Laamu, oo ah gobol dhaca…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Ninka Qatariga Ah Ee Lagu Eedeeyey Qaraxyada Ka Dhaca Soomaaliya? Khaliifa Kaayid Al-muhindi, waa ganacsade u dhashay dalka Qatar sida uu isagu sheegto, laakin waxaa la leeyahay waa sirdoon dhar cad, mas’uulna ka ah maalgelinta argigixisada. Ninkan waa saxiibka dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Khasaare Ka Dhashay Qarax lala Eegtay Ciidamo Itoobiyaan Ah Wararka ka imaanaya Gedo, Jubbaland ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo Ciidamada Itoobiya oo ku safraayay Gobolkaasi. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay wadada xiriirisa Luuq iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boris Johnson Oo Noqday Ra’isul Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa noqonaya ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska kadib markii loo doortay hoggaamiyaha xibsiga Conservative –ka, waxaa la sheegayaa in cod bixin dhacday uu uga adkaaday Jeremy Hunt…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aqriso-Safka Xulka Qaranka Oo Lasoo Saaray Tababaraha xulka qaranka dalkeena Soomaaliya Bashir Hayford ayaa soo saaray liiska xidigaha la ciyaaridoono xulka Jabuuti ciyaarta saaxiibtinimo ee ka dhacaysa garoonka Jabuuti caawa hal saac. Gool Haye-Mustafa Maxamed Yuusuf (Heegan)…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Qarax Booliisku Dhaheen Waa Laga Hortagay Oo Ay Ku Dhinteen 17 Qof Qarax gaari oo maanta ka dhacay bar kontorol oo ku taalla isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof halka dhaawacyadu ay kor u dhaafeen 30…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahda Kubbadda Cagta Dalka Oo Soo Dhaweeyay Xubnimada CAF Ee Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab Gudoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta mudane Cabdiqani Saciid Carab ayaa ka mid noqday xubnaha cusub ee guddiga fulinta xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika ee CAF,isagoo horay u ahaa guddoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka 15-Jirada Oo lagu Xareeyay Garoonka Jamaacadaha Xiriirka kubbadda cagta dalka ayaa xerada farsamada garoonka Jaamacadaha ku xareeyay dhallinyarada 15-jirada ee matalaysa xulka qaranka kuwaas oo ka qeybgalaya tartanka bariga iyo baratamaha Afrika ee Cecafa. Guddoomiyaha dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Xirtay Jidka Muqdisho-Afgooye iyo Gobolka Banaadir oo Diyaariyey Jid kale Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka xirtay jidka u dhaxeeya Muqdisho-Afgooye sababo lagu sheegay dhismaha waddadaasi halbowlaha ah. Jidka ayaa la xiray 2KM oo ka bilaabaneysa EX Kontrol Afgooye,…