1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo DF Ku Eedeysay Ficillo Iska Hor Keenis Ah, Ugana Digtay Faragelinta Doorashooyinka.. Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey falal iska horkeenaya umadda Soomaaliyeed, waxna u dhimaya midnimada, waxaa kale oo lagu eedeeyey in deeqaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Shacabka Oo Guddi u Saaray Turxaan Bixinta Sharciga Doorashooyinka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta guddi KMG ah u saaray sharciga doorashooyinka qaranka oo cabasho laga keenay. Qaar ka tirsan xildhibaannada golaha shacabka oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Thabo Mbeki Oo Labada Suudaan Kadib Xal u Raadinaya Soomaaliya iyo Kenya Madaxa guddiga ururka midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Suudaan iyo South Sudan Thabo Mbeki ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Thabo Mbeki waxaa garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah? Waxaa kulan caadi ah hadda leh golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Soomaaliya, waa kulankii 10aad ee kalfadhiga 5aad, waxaa shir guddoominaayo guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab Oo Loo Doortay Xubnaha Guddiga Fulinta Qaarada Afrika Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta dalka Cabdiqani Saciid Carab,gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee xiriirka Cabdullahi Sheekh Nuur Axmed iyo xoghayaha guud ee xiriirka Soomaalliyeed ee kubbadda cagta DR.Yuusuf Muxidiin Axmed ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro, Taariikhda Shakhsiyaadka uu Farmaajo u Magacaabay Wada Hadallada Somaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa arbacadii wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Ugu horeyn, taliyahii hore ee ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Da’yarta Muqdisho Talent Cup Oo Si Wanaagsan Loo Soo Gabagabeeyay Bil ka dib waxaa lasoo xeray tartankii Da’yarta ee Muqdisho Talent Youth Cup kaasoo oo ka socday garoonka kooxda Munashiibiya ee degmada Warta Nabada waxaana ka qeybgalay 32 koox oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yuu-Cali Oo Sheegay In Uu Ku Daysado Macallin Zidane Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo ah tababraha kooxda Dekedda horayna usoo noqday ciyaaryahan heer koox ilaa heer qaran ayaa guul waaweyn ka gaaray dhinaca kubbadda cagta,Yuu waqtigiisa macallinimo waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cali Shiine “In Aan Kusoo Laabano Tartamada Afrika Waa Guul Iyo Sharaf ” Xiriika kubadda cagta dalka ayaa da’daal iyo juhdi ku bixinaya dhisidda horomarka kooxaha iyo ciyaartooyda xulka qaranka ee wadamada dibada ugu qeybgalaya tartamada heer naadi iyo heer qaran si shacabka…