2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Hortaagan in Doorashada 2020-ka Aaney Weji Yeelan? Iyada oo sanad iyo bar uun naga xigto doorashada guud ee 2020-ka ayaa waxa aanan muuqan weji loogu hagaago iyo hannaan sax ah oo la isku ogyahay taas oo keeni…
1 daqiiqo Sheeko:Aragti Hodan Naaleeye Waxay Aheyd Astaan Rajo iyo Dhibbane Xoriyad-hadalka Warbaahinta Goobjoog ayaa marka hore waxaa ay tacsi u dirtay ehelada, asxaabta shaqo wadaagta ahaayeen iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka baxeen weriyeyaasha Hodan Naaleeye iyo Axmed oo ku dhintay qarax…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Mistiri Lamjed Oo Bixiyay Tababarkii Ugu Horeeyay Kooxda Muqdisho City Club Shan ka dib ciyaartooyda kooxda dowladda hoose ee Muqdishu City Club ayaa wahajahaya talaabadooda cusub ee is badalka xag macaliminka,iyagoo qaatay falsada tababarka layliyahooda reer Tunusiya Maxamed Mestiri Lamjed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Xulka Qaranka Oo Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Tartanka Chan Xidigaha Xulka qaranka dalka ayaa si wanaagsan iskugu diyaariyay tartanka Chan oo ah koob ay ciyaaraan ciyaartooyda ka dheela horyaalada wadamooda waxaana tababar joogta oo dhinacyo kala duwan ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macalinka Cusub Ee Muqdisho City Club Maxamed Mistiri Lamjed Oo kulankii Ugu Horeeyay La Qaatay ciyaartooyda kooxdiisa Tababaraha cusub ee kooxda Muqdisho City Club Maxamed Meatiri Lamajed ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay ciyaartooyda,maamulka,shaqaalaha iyo taageeryaasha naadiga dowladda hoose wuxuuna xilkan kala badalay Husein Mbalangu oo u dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tirakoob: Qatar Ciidankeeda Oo Dhan Waa 12 Kun, Akhriso Faah-faahinta CNN ayaa soo bandhigtay awoodda ciidanka dalka Qatar kadib markii ay Doxa todobaadkan furtay saldhiga militari ee “Dhacaayin” oo xagga badda ah. Dad badan oo Soomaali ah ayaa laga yaabaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo 3 Kale oo Laga Sheegayo Cunto Yarida Ugu Daran Dunida Qoraal caalamiga ah oo UN-ka ay soo saareen ayaa la sheegayaa in Soomaaliya ay ku jiro dalal ay ka jirto cunto yari zaa’id ah, dalalkaas oo 4 ah waa Nigeria,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka James Swan: Waa In Doorashada Jubbaland u Dhacdaa Si Dhib La’aan Ah, Oo Aan La Fargelin James Swan oo ah ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya oo isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa adkeeyey in doorashada Jubbaland u dhacdo si xalaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobyo Oo La isugu tagay, Guryo Noocee Ah Ayaa Martida Loo Diyaariyey? Waxaa magaalada Hobyo, ee gobolka Mudug maanta gaaray xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada tagay waxaa ka mid ah: Xildhibaan Axmed Fiqi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Soomaaliya iyo Dalal Kale Ugu Yeeray Kuwoo Qasan, Musuq Badan, Shaqana Ka Socon Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa weerar afka ku qaaday dalalka ay asal ahaan ka soo-jeedaan xildhibaanno Congerss-ka Mareykanka, gaar ahaan Ilhaan Cumar, oo ah Soomaalida Mareykanka. Mr. Trump ayaa Axaddii bartiisa…