1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya Oo Ka Gaabsatay Safarka Farmaajo ee Itoobiya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka gaabsatay arrinta la xiriirta safarka ay warbaahinta dalalka dariska qoreen ee la xiriira socdaal lagu wado in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu 13-ka bishan ku tagayo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dekedda Oo Markii 3-aad Ku Guulaystay Horyaalka Somalia Premier League Da’daal dheer ka dib maamulka kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa u mahad celinayna ciyaartooyda oo markii saddexaad oo xariir ah ku guulaystay tartanka horyaalka Somalaia Premier League. Guddoomiyaha kooxda kubadda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Oo Xooga Saaraysa Dhisidda Ciyaaryahano Da’yar Ah Maamulka kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo ka shaanaya waxyaaalaha kala duwan ee naadiga ayaa sanadkii labaad hindisay mashruuca dhisida da’yarta kubbadda cagta kuwaas oo loo diyaarinayo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqanka Cadaado Oo Diiday La Kulanka Ra’isul Wasaare Kheyre, Kuna Eedeeyey Balan Ka Bax Odeyaasha dhaqanka magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta diiday iney la kulmaan ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa. Xasan Kheyre ayaa la sheegayaa in Cadaado gaaray kadib…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Sida Barnaamijka “OGAAL” Loogu Falanqeeyey Abaarta iyo Cunto-yarida Heysa 5 Milyan oo Soomaali ah Barnaamijka “OGAAL” ee baxa Goobjoog TV, uuna wado Prof. Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa todobaadkan looga hadlay cunto-yari ah ay ka digeen hey’adaha caalamiga oo soo wajaheysa ilaa 5.4 milyan oo…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Dhacay Bisha Juun Ciyaaraha Soomaaliya? 01-Juun 2019-Guddoomiyaha Kooxda kubbadda cagta Horseed DR Maxamed Axmed Maxamed ayaa kulan la qaatay Ciyaartooyda,Macalamiinta iyo shaqaalaha kooxda,isagoo ugu Mahad celiyay horomarka ay kooxdiisa samaysay labadii sano lasoo dhaafay. 02-Juun…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Cecafa-Kooxda Heegan Oo Kulan Adag La Leh Proline Naadiga ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa kulankii 2aad ciyaaraysa tartanka kooxaha bariga iyo bartamaha Afrika 2019,iyadoo kulan adag la leh xidigaha Proline oo ka dhisan wadanka Uganda. Kooxda Heegan…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin: Yaa Gar Leh, Yaase Gar Daran Wasaaradda Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan…
6 daqiiqo Sheeko:War Hab-u-Socodka Doorashooyinka Soomaaliya Bishii Juun 2019, ee ina dhaaftay ayaa waxaan ka qaybgalay koorso ku saabsanayd doorashooyinka caalamiga. Bare Sare Jeff F, oo ah macallinkii inoo dhigaayey casharada doorashooyinka ayaa wuxuu dhowr jeer…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka DF Oo Diyaarisay Buug Caafimaad, Oo Ka Duwan Midkii Gobolka Banaadir Wasaaradda caafimaadka xukuumadda jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed. Qoraalka waxaa ku jirtay in wasaarrada…