3 daqiiqo Sheeko:Dalka 27 June Ee Djibouti: 42 Sano Oo Xornnimo Ah Iyo Sida Ay Ku Noqdeen “Hiil-Walaal” Dalka Djibouti waxaa maanta loo dabaal-degayaa 42 sano guuradii ka soo wareegtay xoriyaddooda, Djibouti waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maantana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Xildhibaannada Galmudug Ku Matala Federaalka iyo Kheyre? Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee deegaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedka Galmudug oo maalmahan kulamo wadatashi ah u joogay Cadaado ayaa xalay magaalada kula kulmay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Ka Fuliyey Koonfurta Soomaaliya Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Kuunyo Barow June 25, 2019. Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika, ee AFRICOM ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Oo La Muddeeyey, Akhriso Jadwalka Hadal-jeedinta Soomaaliya Maxkamadda Cadaaladda adduunka, war saxaafadeed ay soo saaray waxaa lagu sheegay in sanadkan bisha September dib loo bilaabayo dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soyaalka Maalinta Xuriyadda Ee 26-ka June Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 59 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah Kulanka waxaa uu dhexmaray madaxweynaha Galmudug oo haatan ku sugan Cadaado iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah. Xildhibaannada waxaa ka mid ahaa: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Senator…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Hawlagalka Kaalmaynta…
7 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Galmudug Khilaafkii La Haray Khibrad Haka Barato Maamulka Galmudug waa maamulka labaad ee ugu cusub dhammaan maamulada dalka ka jira waa markii laga hadlaayo inta sano ay jirsadeen, maamulka Hirshabeelle kaliya ayaa ka dambeeyay, dhanka kale maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalka Ah Oo Qaadacday Shirka Arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland ee Nairobi Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadacday shir maanta lagu waday iney ku wada hadlaan Somaliland oo qorshuhu ahaa inuu ka dhaco magaalada Nairobi. Agaasimaha guud ee Villa Somaliland Dr. Nuur Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed iyo Xildhibaanno Labada Aqal ee BF oo Gaarey Cadaado Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta u ah baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug goordhow gaarey wafdi ballaaran oo ka socda dowladda federaalka iyo xubno kale oo dowlad goboleedyada ah. Wafdiga waxaa horkacaya…