1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland Oo Nairobi Ka Bilaabanaya, Yaa Tagaya? Waxaa magaalada Nairobi ka furmaya berri oo talaado ah wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana soo qaban-qaabisay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue. Shirkan sida uu jadwalku yahay waxaa xoogga lagu saari-doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf oo Hadda Gaarey Godinlabe Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf oo goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka ayaa hadda gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud. Ciidamo 12 gaari ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Ka Guurey Dhuusamareeb, Halkee Ku Sii-jeedaa? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geelle Xaaf ayaa goordhow ka guuray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka. Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu ku baxay dhulka dhankaas iyo Cadaado iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo: 5 Ka Mid Askartii Dil Wadareedka Gaysatay oo Maanta Xabsiga La Dhigay Waxaa saaka xabsi ku yaalla magaalada Galkacyo la dhigay 5 ka mid ah 11 askari oo 9 qof oo rayid ahaa dil wadareed ugu geystay magaalada Galkacyo. Weriyaha Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya iyo Iskudey Afgembi: Madaxweyne iyo Taliyeyaal Ciidan Ayaa La Dilay Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxaa la dilay madaxweynihii dowlad degaanka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisa Ezez Wasie kadib iskudey afgambi oo ka dhacay deegaanka Amxaarada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Liiska Xildhibaannada Maqan u Gudbiyey Guddiga Anshaxa Kulankii maanta ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada tahay ay noqdeen 123, halka laga rabay 138. Guddoomiyaha golaha shacab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shell iyo Exxon Mobil Oo Wax Ka Badal Lagu Sameynayo Heshiiskii Shidaalka ee Ay La Galeen Soomaaliya Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe la gashay Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil oo muddo 30…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Gacal Casir: Doorashada waqtigeeda Ayey Dhaceysaa, 89 Xildhibaan Ayaana Sii Shaqeynaya Guddoomiyaha baarlamaanka Gamudug garabka Cadaado Cali Gacal Casir ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku sheegay in baahi weyn loo qabo in doorasho ay dhacdo waqtigeeda. Casir waxaa uu intaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaaf: Dadkii Galkacyo Lagu Dilay Waxaa Dilay 10 Askari oo Ka Tirsan Xoogga Dalka Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay in dadkii 9-ka ahaa ee lagu dilay Galkacyo 14-kii bishan ay dileen 10 askari oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xaaf: Waraaqda DF waa Sharci-darro, Galmudugna waa state xor ah, oo madaxbannaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id uu ku wehliyey madaxa xukuumadda Sheekh Shaakir ku sheegay iney waxbo…