3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada 2-bada Aqal ee BF iyo Mas’uuliyiin Ka hadlay Dil Wadareedka Galkacyo Mas’uuliyiinka ka tirsan dowladda federaalka ah iyo xisbiyada ayaa ka hadlay dil wadareed xalay ka dhacay magaalada Galmkacyo. Dadka ka hadlay waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Dil Wadareedkii Ka Dhacay Galkacyo Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow cambaareysay dil wadareed xalay ka dhacay duleedka Galkacyo halkaasi oo lagu dilay 9 qof oo ka soo-jeeda koonfur galbeed. Wasiirka warfaafinta DF Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Taagan Galkacyo, Maleeyshiyo Beeleed Hal Meel Ku Dishay 9 Ruux Maleeshiyo beeleed ku sugan magaalada Galkacyo ayaa la sheegayaa iney xalay hal meel oo duleedka magaalada ah ku dileen 9 qof. Arrintan ayaa la sheegayaa iney tahay aano-qabiil kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda. Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Waxa Looga Hadlay Kulan Dhexmaray Kheyre iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM Gen. Thomas D. Waldhauser oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa la sheegayaa in talaadadii ay magaalada Muqdisho kula kulmeen ra’isul wasaaraha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Oo Amray In La Soo Xiro Yuusuf Dabageed Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed”. Dabageed ayaa amar-diido ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Ciidamada Dabageed oo Dilay Taliyihii Booliiska Hiiraan Taliyihii booliska qeybta Gobolka Hiiraan, Col. Maxamed Macoow ayaa goordhow lagu dilay goob canshuurta lagu qaado oo ku taalla deegaaanka Kalabeyr ee duleedka Baladweyn. Dhacdadan ayaa timid kadib markii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir Oo Iska Fogeeyey Takoor Ka Dhan Ah Digil iyo Mirifle 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb ay hey’adaha amniga si gaar ah ugu yeereen dadka ka soo-jeeda beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caawa Oo Dunida Laga Arki-doonno Meeraha Jupiter Sida ay sheegeyso hey’dda NASA waxaa caawa oo isniin ah dunida laga arki-doonaa meeraha Jupiter oo ka mid ah meerayaasha ugu caansan, ugu weyn. Jupiter waxaa uu 11 million mile…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Maamullada Laga Fulin-doono Talaalka Cudurka Dabeysha Dowladda Soomaaliya ayaa bilaabeysa ololaha talaalka cudurka dabeysha, ololahan ayaa caruurta la siin-doonaa talaal afka ugu dhibcinaya ilmaha yar gaar ahaan nooca 2aad. Ololahan looga hortagayo dabeysha, lana dhisayo difaaca jirka…