Nidaamka Deyn Cafinta Soomaaliya Sheeko:War Beryahan waxaan ku mashquulsannaa, oo aan baaraayay dowrka IMF iyo World Bank ee ku aaddan deyn cafinta Somalia. Intii aan ku gudajiray akhriska qoraallada IMF ay ka soosaartay barnaamijka deyn… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Dabageed oo Diiday Inuu Xilka Wareejiyo iyo Ninkii Lagu Badalay Oo Baladweyn Dhinac Ka Jooga Waxaa uu qas iyo jahwareer ka jiraa gudaha magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan kadib markii uu diiday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) inuu wareejiyo xilka guddoomiyaha gobolka kaas uu sabtidii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen Oo Magacaabay Wakiillada Maamulkiisa Ee UK iyo Turkiga Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa waxaa uu UK iyo Turkey u magacaabay wakiil u gaar maamulkiisa. Abuubakar Maxamed Cali Hatimay ayaa loo magacaabay inuu dowlad goboleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Duqeyn Cirka Ah Ku Dilay 6 Dagaalyahan Taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa war kasoo baxay lagu sheegay in weerar dhinaca cirka ah oo ciidamada Mareykanku ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen 6 dagaalyahan oo ka tirsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed Oo Shirkadda Spectrum Geo Ku Eedeeyey Marin Habaabin Sharciyeed Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Shirkadda Spectrum Geo, kadib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Golaha Ammaanka Ma Gelin Soomaaliya Chapter 7, Ee Waa Uga Digay In Heerkaas La Gaaro Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa todobaadkan qoraal ka soo saaray xaaladda Soomaaliya ee dhanka siyaasad, amni iyo xataa waqtiga ciidamada AMISOM, waxaa sidoo kale jirtay in ay ka digeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ujeedka Safarka Farmaajo Ee Adis Ababa Iyo Midka Kheyre Ee Dooxa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta booqday caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Farmaajo marka uu ka degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liverpool Oo Markii 6aad Hanatay Koobka UEFA Champions League Kooxda laga leeyahay Ingiriiska ee kubadda cagta ee Liverpool ayaa xalay markii 6aad ku guuleysatay koobka horyaallada Yurub ee loo yaqaan UEFA Champions League. Cayaar aad u xiiso badan oo…
8 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Dharigii labada dhinac ka gubtay: Argagaxinta Shacab Argagaxisada Dhibane u ah Soomaaliya waxay dhibane u yihiin argagaxiso gudaheeda ka jirto iyo beesha caalamka oo dhibaato joogto ah ku heyso hormarka nololeed ee dalkan taagta daran sameyn lahaa waxayna beesha caalamka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Shirkad Shiino Ah La Gashay Heshiis Dekad Oo Laga Dhisayo Eyl Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Beijing ayaa heshiis lagu dhisayo dekad la saxiixday shirkad Shiinees ah oo lagu magacaabo iyo wafti balaaran oo CCECC, arrintan…