1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shir Madaxdeedka Ururka Islaashiga Islaamka ee Magaalada Maka War-murtiyeedka shir madaxdeedka ururka iskaashiga Islaamka ee jimcihii ka dhacay magaalada barakeysan ee Maka ayaa looga hadlay faragelinta Iran, duqeynta Xuutiyiinta, Falastiin iyo arrimo kale. Shirka waxaa lagu dheeraaday faragelinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Maka Waxaa berri oo jimco ah, 31-da bishan May lagu wadaa in magaalada barakeysan ee Maka lagu qabto shirka madaxdeedka caadiga ee 14-aad ee ururka iskaashiga Islaamka. Shirkan oo loogu magac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Baabi’isay Eedeymo Loo Heystay Weriyaha Goobjoog Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta baabi’isay dhammaan eedeymo loo heystay weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog Media Group iyada oo amartay in la sii-daayo khamiista 12-ka duhurnimo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-Saxaafadeed: Goobjoog Oo Xariga Weriyaheeda Ku Tilmaantay Sharci darro, Kana Sheegatay Hanjabaad iyo Cagajugleyn Warbaahinta Goobjoog ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xariga weriye Cali Aadan Muumin, oo maalintii 2aad ku xiran magaalada Muqdisho. Qoraalka waxaa lagu sheegay in xariggiisu yahay sharci darro isla markaasna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Soomaaliya u Qeybisay Saddex Dal Bogga rasmiga ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya waxaa ku qoran in Soomaaliya ay tahay saddex dal, Soomaaliya, Puntland iyo Somaliland. Mar ay daabacayeen goobaha ay u fadhiyaan wakiilo diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kolonyo AMISOM Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Waqooyiga Muqdisho Waxaa goordhow waqooyiga magaalada Muqdisho qarax lagula eegtay kolanyo gaadiid dagaal oo ay wateen ciidamada nabad ilaalinta AMISOM. Sida uu Goobjoog News u sheegay qof Goobjooge ah waxaa uu qaraxa…
6 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Shidaal looga waayay Ceelashii la qoday Sannadihii 1950 – 2013? Dadka Soomaaliyeed waxay mudan yihiin in lala socodsiiyo arrimaha ku saabsan khayraad ka waddan kooda. Waxaa badatay ku-tiri ku-teen iyo mala badan oo aan cilmiyaysanayn. Maanta wa in la gaaraa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Xiray Muqdisho Weriye Cali Muumin oo ka kirsan warbaahinta Goobjoog Media Group ayaa saaka lagu xiray xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho. Saacado ka hor xarigiisa waxaa soo gaartay warqad looga yeerayo goobtaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galkacyo: Faah-faahinta Gabar Toorey Lagu Dilay Gabar dhalinyaro aheyd oo ka tirsan dadka deganaa magaalada Galkacyo ee xarunta Mudug ayaa la sheegayaa in xalay ay koox ku weerareen Toorey kadibna ay halkaasi ku dileen. Nimco Cumar…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Gefka Itoobiya Ee Khariidadda Kadib, Akhriso: Loolanka Taariikhiga Ah Ee Soomaaliya iyo Itoobiya Arrinta shalay soo baxday ee ah in Itoobiyaanka ay khariidada Afrika ka saaraan Soomaaliya, kuna daraan dhulkooda waxaa ay adkeyneysaa shaki hore oo jiray, damaca xabashida iyo heerka uu loolanka…