2 daqiiqo Sheeko:War Sidee Loo Fasiran Karaa Khariidadda Afrika Oo Soomaaliya Laga Saaray? Maalintii shalay ahayd ayaa lagu baraarugey khariidadda Afrika oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ku soo ban dhigtay boggeeda internetka oo Soomaaliya laga dhigay qayb ka mid ah Itoobiya. Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Ma Jirto Qorshe Ay Ciidamada Kenya Uga Baxayaan Soomaaliya Lieutenant Colonel Meshack Kishoyian, oo ah taliya qeybta ciidamada lugta ee Kenya oo fadhigooda yahay Kismaayo ayaa sheegay in xiriirka labada dal uu weli yahay mid deggan. Lt Kishoyian waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle Oo Walaac Ka Muujisay Habraaca Doorashooyinka Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DF Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso warqadda wasaaradda arimaha Gudaha iyo federalka Xukuumadda Soomaaliya ee Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada. Hirshabeelle waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Oo Hey’adaha Caalamiga Ku Wargelisay In Shirarka Laga Wareejiyo Nairobi Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saarya ku wargelisay hey’addaha UN-ka, kuwa Deeq bixiyeyaasha iyo inta Iskaashiga Caalamiga kala dhaxeeyo iney shirarkii ka dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Qaran Ee UPD Oo Ka Hadlay Xiisadda Galmudug, Doorashada Jubbaland iyo Khilaafka DF iyo Dowlad Goboleedyada Xisbiga Qaran ee Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) ayaa maanta soo saaray qoraal uu uga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug, dooroshada Dowlad Goboleedka Jubaland, xiriirka iskaashiga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UK oo £8 million Uga Jawaabeysa Abaarta Ka Jirta Soomaaliya, 5.4 million Qof Ayaa Laga Deyrinayaa Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney Soomaaliya ku taageereyso ilaa £8 million oo wax looga qabto abaarta ka jiro goobo badan. Meelaha sida gaarka ah loo xusay waxaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Nin Doonayay Inuu isku Qarxiyo Munaasabad Ka Socotay Guriceel oo la Qabtay Maanta waxaa magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu fashiliyey qarax ismiidaamin ahaa kadib markii la qabtay nin doonayey inuu isku qarxiyo munaasabad halkaasi ka socotay. Maamulka Ahlu-sunna ayaa dhigayey munaasabad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Batroolka Waxaa uu Baabi’yey Heshiisyo Shidaal oo Ay Galeen TFG, Somaliland, Puntland iyo Galmudug Sharciga shidaalka ee todobaadkan ay ansixiyeen golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, qodobkiisa 9aad waxaa uu sheegayaa iney waxba kama jiraan tahay heshiisyada shidaalka ee ay saxiixeen maamullo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Marxuum Xuseen Ceelaabe Faahiye Waxaa maanta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Xuseen Ceelaabe Faahiye oo horay u soo noqday xildhibaan, soona qabtay dhowr wasaaradood. Tan iyo xiliggii dowladdii Siyaad Barre waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Ee Qaraxa Godka Jilicow Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 10 kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo goordhaw ka dhacay bar kontorool, afaafka hore ee godka Jilicow ee…