6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ansixintii Golaha Shacabka Ee Sharciga Batroolka Kadib, Maxaa Xiga? Dawladda Federaalka waxay isniintii ka gudubtay caqabadii ugu weynayd ee dhanka horumarinta shidaalka lagu tuhmo Soomaaliya. Lagu tuhmo ayaan lee yahay, ma jiraan ceelal la qoday oo shidaal ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Kenya Ku Galay Baasaboorrada Kale, Waxay Magac Dileen Baasaboorka Soomaaliya Kadib markii dowladda Kenya ay dal ku gal u diidey siyaasiyiin Soomaaliyeed kuwaas oo sitay Baasaboorro diblomaasi ah ayaa waxaa dhacday in 3 ka mid ah sheegteen dalal kale, lana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi Oo Cadaadinta Muqdisho Gaarsiisey Meel Sare Iyo Villa Somalia Oo Aamusan Dalka Kenya ayaa 4-tii bil ee ugu dambeysay waxaa uu kor u qaadey cadaadiska uu ku hayo Soomaaliya, siyaasad iyo ganacsiba. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma Ogin Isbadal Ku Yimid Siyaasadda Socdaalka Kenya, Agaasime Koofi Oo Goobjoog u warammay Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Kenya ay la socodsiisey isbadal xagga socdaalka la xiriira, gaar ahaan dadka sita baasaboorrada diblomaasiga ah kadib markii ay Kenya soo celisay siyaasiyiin Soomaaliyeed, sidaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Cusub ee imtixaanka shahaadiga Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah. Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciga Batroolka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Gollaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Cod…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 9 Sabab Oo Aanu Baarlamaanka Federaalka u Ansixin Karin Sharciga Saxaafadda! Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa rajo fiican ka qabtey in sharciga saxaafadda ee wax ka bedelka lagu sameeyey uu markan noqdo mid u adeega horumarinta xuriyadda hadalka iyo hal-abuurka, laakin waxaa muuqato…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun ku riday Laba ka tirsan Alshabaab Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun ku riday Laba katirsan Alshabaab oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad) iyo Maxamed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo racfaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka waa 3 qodob. 1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa. 2.Akhrinta 3aad wax ka…
7 daqiiqo Sheeko:War Maxaan ka barannay Hanaanka hay’adaha dowladda? Waxaan halkaan ku soo koobaynaa dhowr cashar oo kookooban oo aan ku cabirayno waxyaabaha laga baran karo hanaanka hay’adeheenna Dowladda iyo sida ay u shaqeeyaan. Cashiradaani waxaa ay fikir guud…