1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 3 Ardey Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Saddex ardey oo walaalo ah ayaa goordhow ku dhaawacmay deegaanka Ajibka oo ka tirsan Dharkenley ee magaalada Muqdisho. Ardeydan ayaa saarnaa gaari la rasaaseeyey, waxaana xabad heshay Hodan Daahir halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 48 Qof Oo u Dhimatay Shuban-biyood, WHO Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in shuban biyoodka uu soo ritay dad ka badan 7235, oo ay ku jiraan ilaa 46 u dhimatay. Wararka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:- Soo saaridda iyo dhoofinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Haduu yahay Dowlad Goboleed Ama Dowladda federaalka Xaqiiqatan ma Dooneyno Hal Maalin in lagu Daro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey munaasabadda 15-ka May ayaa ka hadlay shirkii Garoowe isaga oo soo qaatey arrimo ay isku fahmi waayeen dowladda dhexe iyo dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Soomaaliya Waxaa ay u Gudubtey Wejiga 4aad ee Barnaamijka SMP War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa lagu sheegay in hey’adaha dowladda federaalka ah ay ka soo baxeen shuruudihii barnaamijka SMP3, la iskuna afgartay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Dowladda Federaalaka ah waxaa Ay Ka Cago-jiideysaa Federaaleynta Dalka Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo xalay ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirkii Garoowe iyo wixii ka dhacay. Mr. Deni waxaa uu ku hormatay arrimaha shirka dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Weerar Lagu Qaadey Xarunta Wardhiigley, Qaraxii 3aad ee Ramadaankan Booliiska gobolka Banaadir ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey iney dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen qarax gaari oo lala eegray xarunta degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhashay sida…
15 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Doorashadu Waa habab iyo hay’ado suuragal ka dhigayo in dadweynuhu ka qeybqaataan sameynta go’aannada siyaasadda iyadoo la marayo hab ku dhisan tartan codbixin oo xor ah. Doorashadu waa xaq dastuuri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiskii Wadaaga Khayraadka Dabiiciga ah ee DF iyo Dowlad Goboleedyada Heshiiskii wadaaga khayraadka dabiiciga oo ay saxiixeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kana dhacay Baydhabo June 5, 2018 waxaa lagu heshiiyey sida loo qeybsanayo dakhliga ka soo xarooda kheyraadka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Waxaa Nasiib darro ah in aanan Garaneyn Cidda wadanka Xukunta iyo cidda Mas’uulka ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa’id qabtay waxyar kadib markii uu ku laabtay Kismaayo ayaa ka hadlay in dalkan aanu lagu maamuli karin fikir hal aqof. Mr. Madoobe oo…