1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Galmudug: Xil-heynta Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Waa 4 Sano Oo Bilaabaneysa March 2018 Sida ku qoran dastuurka Galmudug oo nuqul ka mid ah ay heshay Goobjoog News muddada xil-heynta madaxweyne Axmed Geelle Xaaf iyo baarlamaanka isku dhafka ah waxaa ay ka bilaabaneysaa 26/03/2018…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Garoowe Uga Socday Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Fashilmay Shirkii wadatashiga ee Garoowe uga socdey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa fashil ku dhammaaday. Shirkan oo socday muddo 6 maalin ah ayaa lagu waday in looga hadlo arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Qaadhacay Shirka Garoowe , Kismaayo ayuu Tagay Wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu saaka dhoofay madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Shirkii Garoowe Waa Fashilmay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Ka mid ah Baraha internetka ee 26-ka wasaaradood Waxey Ku Qoran Yihiin af Ingiriisi, Wasaaradda Isgaarsiinta Daraasad ay sameysay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa lagu ogaaday in baraha internetka ee wasaaradaha dawladda ay intooda badan ku qoran yihiin af Ingiriisi, halka afka Soomaaliga uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maalintii 5-aad Galay Shirka magaalada Garoowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa galay maalintii 5-aad iyada oo aan wax la taaban karo la qaban. 2-badii maalin ugu dambeysay waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Batroolka Oo D. Goboleedyada Diideen Oo Laga Doodayo Iyo Wasiirka Oo Aan Wax Ka Weydiinney Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha xalay loo diray xildhibaannada waa akhrinta sharciga Batroolka oo dhowaan ay xukuumadda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Qodobbo Si Horudhac Ah Isku Af-garteen Dowladda Federaalka Ah iyo Kuwa Xubnaha Ka Ah Wararka ay Goobjoog News ka heleyso shirka madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu socda Garoowe ayaa sheegaya in la isla soo qaadey, isla markaana is afgarad laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaqiiq: Tirada Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Federaalka Ah iyo Puntland Oo Isku Mid Ah Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee dowlad goboleedka Puntland Jaamaca Faarx Muuse ayaa sheegay in shaqaalaha Puntland inta badan la diiwaan galiyay loona sameeyay kaarar aqoonsi ah. Mudane Jaamaca Faarx…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shabeellada Dhexe: Al-shabaab Oo Sheegatay Iney Saraakiil Ka Dileen DF iyo Villa Somalia oo Aamusan Al-shabaab ayaa sheegatay isniintii iney saraakiil ka tirsan dowladda federaalka ah ku dileen gobolka Shabeellada dhexe gaar ahaan deegaan u dhaxeeya Balcad iyo Xawaadley. Qoraal ay faafiyeen waxaa ku jirtay…