1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii 2aad: Wararka Shirka Garoowe Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii 2aad shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleeyda iyo maamulka gobolka Banaadir. Ajendaha shirka lama soo bandhigin, waxaana socdo wadatashiyo u dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo Oo Maanta Booqanaya Hargeisa Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Hargeisa, Obasanjo waxaa uu madax ka yahay hey’ad fadhigeedu yahay Koonfur Afrika ee Brenthurst Foundation. Brenthurst Foundation ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Thabit Cabdi Oo Goobjoog Uga Warramay Ujeeddada Xisbiga uu Diiwaan-geliyey Ee PPP Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta diiwaan-geliyey xisbi siyaasadeed cusub oo la magac baxay xisbiga awoodda shacabka (People’s Power Party). Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaran Xaliima Ibraahim Ismaaciil ayaa shahaadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wax Walbo Oo Ku Saabsan Shirka Wadatashiga, Yaa Joogo, Yaase Maqan?! Magaalada Garoowe ee caasimadda u ah dowlad goboleedka Puntland ayaa la filayaa in uu ka biowdo shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah. Shirkan uu todobaadkii hore ku…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeyn 2 Sano: Maxaa Ka Fulay Ballan-qaadyadii Ku Jiray Barnaamijka Xukuumadda Nabad iyo Nolol?! March 29, 2017-kii, golaha shacabka BF ayaa ansixiyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, isaga oo maalinkaas qeybiyey buug ka kooban 9 qodob, si barnaamijkaas loo fuliyo waxay allifeen tubo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Sharciga Doorashooyinka Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey sharciga doorashooyinka qaranka, oo muddo la sugayey. Isla fadhigaas waxaa ay sidoo kale meel-mariyeen Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo Dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Wasiirrada Cusub Ee Warfaafinta iyo Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta loo magacaabey wasiirka warfaafinta, Maareeye waxaa uu ka soo jeedaa gobollada waqooyiga Soomaaliya, waxaa uu muddo dheer ahaa ganacsade. Shirkii Mbagathi kadib, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre oo Magacaabey Wasiirrada Warfaafinta iyo Ganacsiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo is-casilay Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Sheekh Shariif Oo Ku Guuleystay Is hor Fariisinta Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee BF Madaxweyniha 7aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Xasan ayaa ku guuleystay dadaalkiisa ahaa iney is hor fariistaan guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah kadib markii ay maanta isku arkeen xafiiska…