5 daqiiqo Sheeko:War Kismaayo Maxaan ku soo Arkay?! Kismayo waa magaalo nabadgalayo dhammaystiran ay ka jirto, nabadda ka jirta ma ah mid dabiica ah oo dhaqan soo jireen ah ku samaystan ee waa mid karti iyo dedaal hoggaamineed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi oo Xaalad Degdeg ah Kusoo rogay Qeybo Ka Mid Ah Sanaag Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad degdeg ah kusoo rogay magaalooyinka; Ceerigaabo, Ceel-afwayn iyo Gar-adag, muddo saddex bilood ah. Muddadaasi ayaa waxaa halkaas ka shaqeyn doona amarka ciidamada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Dil Toogasho Lagu Xukumay Dad Si Heybsooc Ah Marxuum u Gubey Maxkamada gobolka Banaadir ayaa goordhow xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heysto in ay dileen kadibna gubeen Axmad Mukhtar Saalax (Axmad Dowlo). Eedeysanayaasha dilka lagu xukumay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Shariif Oo Bilaabey Inuu Dhex-dhexaadiyo Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay waxaa uu Muqdisho kulamo kula yeeshay guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo golaha shacabka ah iyo Cabdi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadihii Jawaari, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Ee Xafladda Daah-furka Xisbiga Himilo Qaran Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacdey xafladda daah-furka xisbiga Himilo Qaran, waxaana ka soo qeyb galay xisbiyada siyaasadda iyo mas’uuliyiin ka socotay beesha caalamka. Aden Madoobe oo horay u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Cusub Oo Maanta Ku soo Biirey Golaha Shacabka Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Shacabka Oo u Baaqdey Kooram La’aan Kulankii maanta ee golaha shacabka BF waxaa yimid ilaa 128 xildhibaan, taas oo ka yar tirada loogu talo-galay inuu kooramka ku furmo. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo kulanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Hormuud Iyo Somtel Oo Qiimo Ahaan Qalabka Ay Kenya Ka Burburisay Ku Sheegay $2,493,410,76 Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Dood Ka Taagan Soomaalidii Lagu Dilay Habeenkii Black Hawk Down Qaar ka mid ah askartii Mareykanka ee ka qeyb gashay dagaalkii Muqdisho ee October 3 ama “Black Hawk Down” ayaa weerar afka ku qaadey Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Garoowe: Senatorada Puntland u Matalayey Federaalka Oo Dhaleeceeyey Xukuumadda Kheyre Senatarada Aqalka Sare ee ka soo jeeda dowlad goboleedka Puntland oo maanta ku laabtay deegaan doorashada Garoowe ayaa sheegay iney halkaasi u tageen wadatashi iyaga oo walaac ka muujiyey xaaladda…