1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Karaash Oo Amray in La Fuliyo Xeerka Kufsiga Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland ahna ku-simaha madaxweynha mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray hirgelinta iyo fulinta xeerka kufsiga, iyada oo la tixraacayo go’aankii kasoo baxay shirkii golaha xukuumadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Asmara: Farmaajo Iyo Afwerki oo Kulmay Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Asmara kadib lugtiisa caasimadda Masar ee Qaahira. Farmaajo waxaa soo dhoweeyey dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, waxaana u bilowdey wada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Isku Garab Waddo Labo Sharci Oo Xagga Shidaalka Ah! Djibouti waxaa todobaadkii hore ka dhacay shir lagu soo bandhigay wax ka bedelka sharciga 2008, kaas oo ay sameeyeen koox ka socotay wasaaradda batroolka iyo macdanta. Sharcigan cusub ee wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabdi Qaasim: Haddii Dowladdu Wax Ka Qaldan Yihiin Halla Toosiyo Madaxweynihii TNG-da Cabdiqaasim Salaad Xasan oo talaaladii magaalada Qaahira kula kulmay Madaxweyne Maxamed Cabdullah Farmaajo ayaa sheegay in ay ka wada hadleen xaaladda dalka, sidii wax loo qaban karo, isaga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso:- Bayaanka Ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed Waxaa Muqdisho talaadadii lagu soo gabagabeeyey Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ku saabasanaa (Kaalinta Culimada Ee adkaynta Amniga & Dhab-U-Heshiinta Dalka). Halkan Ka Akhriso, Bayaankii Ka Soo Baxay? Wasaaradda Awqaafta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: In Beesha Caalamka Loo Tago, Lagu Dacweeyo taasi Dumin weeye Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa oo maanta ka hadlayey kulan culimada Soomaaliyeed ah oo ku saabsan amniga iyo dib u heshiisiinta ayaa sheegay sida uu u arko in mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Beled Xaawo Oo Ka Cabanaya Xadka Ay Kenya Xiratay Waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodka ganagsiga iyo dadka dagmada Balad-xaawo iyo Kenya ka dib markii dowladda Kenya ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Zaytuun Maxamed Cali oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Mareykanka Fuliyeen Oo Lagu Dilay 2 Sarkaal Oo Al-shabaab Ah Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay iney duqeyn ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Jamaame iyaga oo halkaasi ku dilay 2 ka mid ah Al-shabaab. Mareykanka waxaa ay ku doodeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee 2018/19 Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka imtixaanka ardayda Fasaladda 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan 2018/19, ee galidoono Imitixaanka Shahaadiga ah. Sidoo kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Amniga Ee Farmaajo Ku Baaqey Oo Fashilmay Iyo Xaaf, Madoobe iyo Deni Oo Nairobi Ku Shiraya Shirka golaha amniga ayaa mar kale ku fashilmay inuu qabsoomo kadib markii uu baaqday kulan lagu balansanaa inuu dhaco jimcihii, waana baaq kale ee uu madaxweyne Farmaajo u diro dowlad…