1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Geeriyoodey, Madaxda Oo Ka Tacsiyeysay Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamuud Xirsi oo ahaa guddomiyihii hore baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. Allah u naxariistee, Cabdi rashiid ayaa xilka kala duwan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Betroolka DF oo Isku Koobtay Wax Ka Bedelka Sharciga Shidaalka & Khubaro La Ceyriyey! Wasaaradda Betroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney isku koobtey wax ka bedelka sharciga shidaalka, iyada oo shirkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Djibouti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed: Wasiirka Waxbarashadu Go’aan kuma laha Maareynta Waxbarashada Puntland Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo ka hadlay muranka imtixaanaadka ee u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada JFS iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Masar Oo Arrimo Badan Isku-afgartay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Si Kadis Ah u Tagay Deegaannada Sabiib iyo Caanoole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah jimcihii ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyeyAlshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababka Loo Dilay 5 Ka Mid Ah Qoyska Reer Abshirow, Muqdisho Waxaa xalay si wadar ah hal meel loogu dilay qoyska reer Abshirow, arrintaas oo fajac gelisay magaalada Muqdisho, 5 ayaa goobta lagu dilay halka 4 kale la dhaawacay. 5-ta dilay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Shirka Wada-Tashigga Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada. Shir wadatashi oo ay Muqdisho isugu yimaadeen Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa laga soo saarey qodobo muhiim ah Waxaa Ka Mid aH: Waxa ay Masuuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliis Afka Ka Xiran Oo La Dhigey Isgoysyada Muqdisho Cabsi Laga Qabo Dibad-baxa Waxaa saaka isgoysyada magaalada Muqdisho lagu daadiyey ciidamo booliis ah oo afka ka xiran, kuwaas oo aad u hubeysan. Arrintan ayaa imaaneysa xilli la filayo in uu magaalada ka dhacdo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxii 2aad Muddo Saacado Ah Oo Ka Dhacay Isla Maka Al-mukarama Waxaa goordhow waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho ka dhacay qaraxii 2aad muddo saacado ah kadib markii goor sii horeysay uu isla jidkaasi ka dhacay mid kale. Inta la xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed Oo Ku Canaantey Guddiyada Dastuurka iyo Doorashada Jadwaleyn La’aanta Howlaha Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo maanta shir guddoominayey kulanka aqalka ayaa bogaadiyey warbixinta guddiga dib u eegista dastuurka ee halkaasi laga jeediyey balse waxaa…