1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Maka Al-mukarama, Muqdisho Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga albaabka hore ee Hotel Mubaarak ee waddada Maka Al-mukarama, Muqdisho. Dad goobjoog ah oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddi Loo Saarayo Baarista Arrimaha Kufsiga Xeer ilaaliyaha Puntland Maxamuud Xasan Aw-Cusmaan ayaa sheegay in dhowaan la dhisayo guddi u gaar ah oo soo baara arrimaha kufsiga la xiriira. Hindisaha guddigaan ayaa ka dhashay shir muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan caadi, kulanka ayaa ka dhacaya xaruntooda Muqdisho, waxaana loo hadli-doonaa labo ajende oo muhiim ah. Ajendaha kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Ammaanka oo Miinooyin aad u culus Kasoo Saaray Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho, ayaa Warbaahinta sharaxaad ka siisay Howlgalada amniga lagu sugayo ee Ciidanka Ammaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub+sawirro Wafdigan ka socda midowga Yurub oo isniintii soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Guddoomiye kuxigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuq Bacaad Koox hubaysan ayaa Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid waxa ay maanta ku dileen nin ganacsade ahaa oo ka mid ahaa dadka Suuqa ku shaqeysta. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Suuq…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Olole Ka Dhan Ah Xaalufinta Dhirta Oo Ay Ciidamadu Gacan Ka Geysteen Dadka ku nool deegaanka Xudun ee gobalka Sool oo kaashanaya wasaaradda deegaanka oo gacan ka helaya ciidama Milatariga Soomaaliland ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoos taga dagmada Xudun, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeysay Qabyaalad, Eex iyo Tixgelin La’aan Arrimo Banii’aadnimo Qoraal ay soo saareen dowlad goboleedka Hirshabeelle, oo ay heshay Goobjoog News waxaa ku xusan in ay qaadaceen go’aan ka soo baxay wasaaradda gargaarka, gaar ahaan barnaamij la xiriira arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi Oo Ka Hadley Kulankii Amniga, Hadalkii Madaxweynaha iyo Arrimo kale, Wareysi Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News, kana warramay shirkii shalay su’aalaha lagu weydiinayey madaxda hey’adaha amniga…