1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan. Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Qoysas Ka soo Qaxay Sabiib iyo Caanoole Oo Qaarkood u Dhintay Shuban Biyood Qoysas dhowaan ka soo barakacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole Gobalka Shabeelaha Hoose oo soo gaaray dagmada Kaxda ee gobalka Banaadir kaam ku yaala waaxda 3aad ayaa ka cabanaya xanuuo faro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Guddiyada Amniga iyo Difaaca Oo Warbixin Laga Sugayo Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa guddiyada amniga iyo difaaca faray iney warbixin ka soo diyaariyaan kulankii shalay uu golaha la yeeshay hey’adaha amniga. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle: Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay…
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Raysulwasaare Khaire: 9million oo doolar ayaan bishii ku bixinaa amniga! Markii aad rabto in aad xaqiiqada dalka ogaato waxaa la dhagaystaa hadalada ama khudbadaha madaxda Soomalidu ay u jeediso ajaanibta maxaa yeelay inta badan ajaanibta waliba caddaanka reer galbeedka run…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis. Arrintan ayaa saameysay wasiirrada iyo safiirka Itoobiya. Halkan Ka Soo ka Akhri Wareegtada: Wareegto Madaxweyne Xil ka Qaadis…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland. Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Booliska Soomaaliyeed: Askarigii dhib u gesyta qof shacab ah maheli doono gabaad Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ka hadlay Dhacdooyinkii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu raad-joogo askarigii ka dambeeyey falkii shalay, kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Annagu Ma nihin Keligiis Taliye…. Haddana ummada Soomaaliyeed waa na Taageersan Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo sabtidii ka hadlayey ayaa ku doodey in dowladdiisa aaney kaliigii talis aheyn, isla markaana uu ku yimid rabitaanka umadda. Farmaajo oo arrintaasi ka hadlayey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Lagu Soo Daayey Maxbuus 84 Maalin Xirnaa?!! Hey’adaha garsoorka dalka ayaa maanta soo daayey Cabdi Salaam Xuseen Muuse oo saaka ay xaaskiisa u sheegtay warbaahinta Goobjoog inuu iska xirnaa muddo 84 maalin ah. Saynab Xasan Maxamed oo …