1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya uga Qeyb-galaya Shirka Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka. Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qayb galay shirka midowga Baarlamaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho Ka Dhex Bilaabatey Golaha Wasiirrada XFS Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo isniintii shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta ka socday hay’adaha iyo wasaaradaha halbeegyada ku leh tubta siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Ujeedka Safarkiisa Imaaraadka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safarkiisa ugu horeeyey dibadda uga baxay dowlad goboleedka ayaa sheegay inuu Imaaraadka oo ah wajhadiisa uu kala soo hadli-doono xiriirka labada dhinac, xoolaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo u Safraya Mareykanka Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheye ayaa saacadaha soo socda u safraya dalka Mareykanka. Waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha dowladda federaalka ah. Ujeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo 3 Xildhibaan Wasiirro Ka Dhigey, 50 Xildhibaan in Ka Badan Ayaa Xukuumaddiisa Ku Jirta Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Xasan Kheyre ayaa maanta waxaa xukuumadda ku daray 3 xildhibaan. Xubnaha La Magacaabey: Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Sadiiq Xirsi…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Oo Xildhibaannada Ku Tilmaantay Koox Rabto Iney Dhagar-qabayaashu Helaan Xogta Qaranka Wasaaradda amniga qaranka oo ka hadashay kulankii sabtidii ay golaha shacabka ugu yeereen hey’adaha amniga ayaa ku tilmaantay in ay xildhibaannada ay doonayeen in kor loola jahro xogaha amniga qaranka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Xamarjabab Oo Shaqada Laga Joojiyey Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in sababta ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Isugu Yeeray Golaha Amniga Qaranka Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan isugu yeeray golaha amniga qaranka, kaas oo lagu wado inuu dhaco dhammaadka April. Lataliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa bartiisa Twetterka…
5 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Farmaajo Ma Noqon Doonaa Madaxweynihii Ugu Dambeeyey ee Qurba-Joogta Soomaaliyeed? Marka hore waxaan ka cudo-daaranayaa qurba joogta Soomaaliyeed oo abaal badan dalka iyo dadka ku leh, dhibaatada uu dalka ku jiro iyo badbaadadiisana kaalin weyn ka ciyaaray naf badanna hantidooda…