1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gabreab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo La Magacaabey Waxaa goordhow la magacaabey guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo ah khabiir xagga maaliyadda ah. Sida ku cad taariikh nololeedkiisa waxaa uu ku soo biiray wasaaradda maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Haweenka Aqalka Sare oo Doortay Guddoon cusub Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Isgaarsiinta Oo La Farey Iney Isku Ku Furaan Shabakada Isgaarsiinta Hey’adda isgaarsiinta qaranka ayaa fartay shirkadaha isgaarsiinta iney isu furaan shabakada isgaarsiinta, taasina ay tahay waajib. Qoraalka ayaa ahaa sidan: Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibad-baxa Naafada Iyo Agoonta Ciidanka Qaar ka mid ah dadka naafada iyo agoonta ilmaha ciidanka ayaa banaanbax ka dhigaya albaabka hore ee madaxtooyada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Dhowr Cisho Oo Shaqo Ayaa Xamar u Tagney, Guulbuu Ku Soo Dhammaadey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah Jubbaland. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Ay Golaha Shacabka Ugu Yeereen Arrimaha Amniga Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sabtida yeelan doona kulan ku saabsan amniga, waxaana laga rabaa hey’adaha amniga iney faah-faahin ka bixiyaan siyaasadda amniga ee dalka. Xubnaha loo yeeray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Oo Noqonaya Ajendaha Golaha Shacabka Ee Sabtida Soo Socota Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta sheegay maalinta sabtida ee taariikhda ku beegan tahay 6-da April uu goluhu ka doodi-doonno arrinta amniga. Mudane Mursal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal oo sheegay in dhameystirka Dastuurka uu muhiim u yahay si dalka loo gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah Ugu horeyn hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS oo lagu bilaabay kulanka guud ee golaha shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay Xaaladda amni ee dalka iyo dhibaatooyinka kooxaha Argagaxisada ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Joodax: Jidadka La Xirayo Waxaa Ay Dhibaato Ku Tahay Ganacsiga Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo kamid ah guddiga ganacsiga ee golaha shacabka ayaa sheegay in laamaha amniga ayna ka fiirsan xiridda wadooyinka Muqdisho, taaas badalkeeda waxa uu sheegay in…